U bood nuxurka

Raage Oomaar

Ka Wikipedia
File:Raage.jpg
Raage Omaar

Raage Oomaar Waa wariye reer Somaliland ah oo caan ka ah caalamka oo dhan.Raage waxa uu ku dhasahay caasimada Hargeysa, taariikhdu marka ay ahayd 19 July 1967, waxa dhalay nin ganacsade wayn oo caana.Raage markii uu gaadhay laba sano ayay qoyskiisu u guureen wadanka Ingiriiska, halkaas oo uu raage wax kubartay. Raage waxa uu aad u bartay taariikhda kadib waxa uu noqday suxufi. Waxa uu u sheqeeyay BBC-da sanadkii 2006 waxa uu u wareegay Aljaziira qaybta Ingiriisi-ga. Raage waxa uu aad ugusoo caanbaxay kadib markii ay BBC-du u dirtay in uu kasoo warmo dagaalkii Ciraaq halkaas oo khatartii kajirtay uu markasta hortaagnaa kamarada si uu caalmka war cad ugasiiyo waxa ka socda Ciraaq.