Rabsho

Ka Wikipedia

Rabsho - Isticmaalka xoogga jirka si loo dhaawaco, loogu xad-gudbo, waxyeeleeyo, ama loo burburiyo.

Filimaan badan iyo ciyaaraha fiidiyowga waxaa ka buuxa rabsho. Waxaa laga yaaba inay carruurtu ku daydaan rabshada ay ka arkaan telefishenka. Maanta waxyaalaha lagu madaddaalo waxaa ku jiro dulmi iyo sino. Gebigeen waxaan ka welwelsan nahay dembiga iyo dulmiga xaafaddeenna ka socda. Ilaahay kuwa dadka kale waxyeela aad buu uga cadhoodaa. Kitaabka Quduuska ah wuxuu sheegaa inuu Ilaahay aad u karho “gacmo dhiig aan eed lahayn daadiya.” Dhowaan dunida jannay noqon doontaa: Mar dambe ma jiri doonaan dagaal, dembi iyo dulmi: Yehowah “dagaallada wuu ku joojiyaa tan iyo dunida meesha ugu dambaysa.” “Kuwa sharkaa waa laga gooyn doonaa dhulka.”[1].

  1. Muxuu Yahay Qasdiga Ilaahay oo ku Saabsan Adduunka?