Rachel McAdams

Ka Wikipedia
Rachel McAdams
McAdams ee 2016 San Diego Comic-Con
Ku dhashayRachel Anne McAdams
(1978-11-17) Nofeembar 17, 1978 ( 45jir)
London, Ontario
Heerka AqoontaJaamacadda York
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada2001–hada

Rachel Anne McAdams[1] (Nofeembar 17, 1978)[2][1] waa atariisho Kanada ah. Ka dib markii ay ka qalin jabisay barnaamijka shahaadada masraxa ee Jaamacadda York ee 2001, waxay ka shaqeysay telefishanka Kanada iyo soo saarista filimada, sida Perfect Pie (2002), taas oo ay ku heshay magacaabista Abaalmarinta Genie, filimka majaajilada ah My Name Is Tanino (2002),  iyo taxanaha majaajilada Slings and Arrows (2003–2005), taaso ay ugu guulaysatay Abaalmarinta Gemini.

Sanadkii 2002, waxay sameysay filimkeedii ugu horreeyay ee Hollywood ee majaajillada The Hot Chick. McAdams waxay ku caanbaxday 2004-tii filimka majaajillada Mean Girls iyo jacaylka The Notebook. Sannadkii 2005, waxay ku jishay majaajillada jacaylka Wedding Crashers, Red Eye, The Family Stone. Kadib saxaafadu waxay ku amaantay inay tahay "it girl"-ka Hollywood cusub.

Tixraacyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. 1.0 1.1 . December 17, 1978 https://web.archive.org/web/20180306214147/https://imgur.com/5YM53. Waxaa laga kaydiyay the original March 6, 2018. Soo qaatay May 14, 2012. ...a daughter, Rachel Anne, November 17th, 1978...  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . Biography.com (FYI / A&E Networks) https://www.biography.com/people/rachel-mcadams--20950069. Soo qaatay February 22, 2018.  Maqan ama ebar |title= (caawin)