Reer galbeed

Ka Wikipedia

Reer galbeed waa dalalka iyo dadka ku nool gobolada Yurub iyo Woqooyiga Ameerika. Taariikhda qadiim ah, inta ka hor Kristoffer Kolombus, reer galbeed wexey ahayd Talyaaniga iyo wax walba oo galbeed ka xigta. Marmar waxa loo jeeda dalalka NATO ku dax jira.