Riyaad bdiic

Ka Wikipedia

Kitaabka riyaadu badiic wuxuu ka hadlaa usuusha diinta iyo qaar ka mid ah faracyada shareecada madhabka imaam Shaafici ayuuna ku dul socdaa, waxaa qoray shiiq muxamad xisbulaah oo ka mid ahaa culamada makka.