Saadiyom bicarbonate

Ka Wikipedia

Saadiyom bicarbonate

Sodium Bicarbonate

waa wax fuuraayo, markii la kululeeyo neh wuxuu sii daynaa gaas.Saadiyom bicarbonat waa cusbo, magaciisa saxda ah waa Saadiyomhydrogencarbonate, foomkiisa waa NaHCO3.Markii la kululeeynaayo waxaa ka dhalanaayo CO2 gaas, markii oo kuleelka ka dhamaado neh waxaa soo haraayo wax cadaan ah, waxaas cadanka ah ayaa ah iskudhiska saadiyom. waxayna noqon karaan Na2O, NaOH ama Na2CO3.