Saldanadii Zaylac

Ka Wikipedia

Dowladii islaamka Zaylac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ummada Soomaaliyeed run ahaantii waxaa lagu fuliyay qaacidadii ama oraahdii uu yiri Hitler (Haddii aad doonaysid in aad dishid bulsho dil marka hore taariikhdooda) waxaad moodaa in hadalka uu saameeyay uma somaliyeed kadib markii ay soo wajaheen hagardoomooyin,dagaalo badan oo kaaga imanayay gumaystihii iyo acdaadii islaamka kuwaas oo qariyay taariikhdii dhabta ahayd ,juqaraafigi iyo siyaasadi, waxayna soo saareen dhalin aanan garanayn dhaqankii,taariikhdii uu lahaa dalkoodii hooyo,garaadkooduna oo ku simanyahay taariikhdii uu qoray gumaystuhu qarnigii 20aad xiliyadii isticmaarka,waxaa layaab ah haddii aad ku tiraahdid mid kamid ah dhalintaa caasimada ethiopia ee addisababa waxaa laga xukumi jiray Zaylac ,ithopiana ma aynan lahayn ee waxay qabsatay xiligii boqorkii mililik ama miniilik sanadkii 1893, ama aad ku tiraahdid waa qayb kamid ah dhulka somaliyeed ee ay eithopia gumaysato , wuxuu u moodayaa dhalanteed halkadhalinta ithopia lagu abaabiyo taariikhdana loogu dhigo in eithopia ay iska leedahay lagasoo bilaabo gacanka cadan ilaa suudaan oo aanay jirin wax Somali layiraahdo,hase yeeshe maanta waaba ka daroo dibi dhal ,oo waxaa yimid qaar sheeganaya siyaasiyiin ama mas,uuliyad oo kusoo hogaanshay dalkii cadowgii soo jireenka ahaa ee umada somaliyeed , si xishood la,an ah ugu hadaaqaya ,hadalada ku dhisan axmaqnimo oo oranaya waxaanu nahay dad walala ah,runhaantii waa wax laga yaqyaqsado ,lakiin taariikhda ayaa xusi doonta ninkii baal dahaba kagalay halganka iyo kii calooshiis u shaqaysta ahaa, lakiin umad waliba waxay leedahay rag u istaago xuriyadeeda iyo jiritaankeda, Soomaaliyana way joogaan wayna joogi doonan Allah idinkiis . Hadaba u kaalay meelihii ay xukumi jirtay Dawladda zaylac ee somaliyeed iyo imaaradaha hoos imaan jiray.

Imaaradii islamiga ahayd ee "Eifaat" waxay ahayd imaarat xakunto dhulka manta loo yaqaan Shaawa , waxayna dhacdaa woqooyiga addisababa 30km, ka hor inta aneey qabsan gumaystihii amxaarada bilowgii qarnigii 17aad ee miilaadiga, kadib markii la jabiyay ciidamadii muslimiinta iyo geeridii geesigi weynaa Imaam Axmed Guray,taa oo ka dhalatay markii ay weerer aad u xoog badan ku soo qaadeen macatab u dirirkii (salibiyiintii) naftood hurayaasha ahaa ee uu soo diray Pop Scander ee uu dambi dhaafka u balan qaaday ee kayimid Europe una hiilinayay xabashida ,markii ay qabsadeen waxay tirtireen dhamaan ,raadadkii islaamka ,Masaajidadii, Dugsiyadii Qur'aan, ayagoo ku bedelay kaniisado iyo macaabid ,sidoo kale waxay gumaaday dhamaan dadkii ku nool deegaankaa oo kaliya ay ka baxsadeen dad fara ku tiris ahaa ee u cararay magaalooyinka jaarka la ahaa imaaradaa, sida ay ku sameeyeen dhulkii Andale’s ama halka hada loo yaqaan spine iyo Portugal oo ay gabi ahaanba baa bi,iyeen raadad islaamka ee kajiray 10qarni.

  • 1- Marki ay la wareegeen imaaradaas waxay ka aas aaseen boqortooyada shaawa ee christianka ahayd waxay bedeleen dhamaan magacyadii magaalooyinka iyo raadadkii islaamka.
  • 2- Imaaradii Dawarow waxay dhacday woqooyiga Baali daanta wabiga, waa dhul beeraleey ah walina waxa dago dad Somali ah.
  • 3- Saldanadii Araabiini ama alabiini labadaba waa lagu sheegay bookta taariikhda, hase ahaatee magaranayo halka ay dhacdo magaaladan lakiin waxaa la rumaysanyahay in ay magaalada abbo, waxayna iskugu jireen dad qodota ah iyo raacato.
  • 4- Saldanadii Sharkha waxay dhacdaa saldanadasi bariga abbo, dadka maglaada waa dad lagu sheegay dad culuma ah jecelna diinta Islamka.
  • 5- Saldanadii Baali waa saldanadii ugu wayneed dowladii zaylac, waxay macruuf ku ahayd wax soo saarka sida suufka, bunka, dharka, waxayna ahayd dhul beeraleey ah, waxayna kamid tahay magaalooyinka cilmiga loo aado geeska afrika, waa magaalo fiqhi iyo luqada .
  • 6- Saldanadii Daarow waxa lagu sheegaa in ay ahayd saladanadii ugu taagta darayd ee Dawladda zaylac.
  • 7- Saldanadii Caadil, saldanadaas kama hayo wax fahfaahin ah, bookta taariikhdu kaliya waxay xuseen magacaa kaliya lakiin waxay ahayd imaarad kamid ah zaylac.
  • 8- Saldanadii HADYA waxay dhacdaa koofurta eiifaat waxana xukumi jiray suldaan kaanim oo la Oran jiray jaad, suldaankii ugu xooga badnaa wuxuu ahaa suldaankii ugu xooga badnaa ee soo mara imaaradas,sida la sheego waxaa in ay dhacdo deeganka ay daganyihiin dadka gambeelaha iyo joodiile, dadkaas oo aha dad walaalo la ah somalida waxana lagu kla magacaaba aboow,waryaa,aykaa.

Saldanadaas waxaa ka soo baxay rag ay taariikhdu xustay geesinimadooda, dagaalyahano ah sida geeska weynaa ee u gargray diinta islaamka Jamaaluddin Mohammed sacduddin al zaylaci isagoo difaacay marki ay soo wareertay boqortooyadii tigreega jab lixaad lehna u gaystay ilaa uu dilay boqorkii isxaaq ee ahaa boqor kamid ah kuwii ugu waynaa


Zaylac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

taariikh iyadoo ay jirtay waxaayaal kadhexyey umaad somaliyeed waxaan kamid ah qosnimo tolnimo waxaa kaliya ee u kala dagaalamay gumaystihii waa casabaad somalida xagaa diinta waa kamaray waan u tagwaeyey waxaa u ku guulaysta inuu ka maray xagaa qoloqoda waxaa u u kala goyey beelo beelo iska soohor jeeda waxaan utusay beel waliba inaay iska ilaliso beeshaa ka soo hor jeeda waan halkii ugu horaysey ee somalidaa lagaasoo galay wan markii uguhorayse somaliyi jabtay waa inahaas ayaan ku soo gaba gabaynay lasooco




                    fastacin@hotmail.com