Sana
Appearance
Sana | |
|---|---|
Sana ee 2025 | |
| Macluumaadka asalka | |
| Magaca dhalashada | Sana Minatozaki |
| Dhashay | December 29, 1996 Tennōji-ku, Osaka, Jabaan |
| Nooca fanka | |
| shaqada |
|
| Sanadaha Shaqada | 2015–hada |
| Calaamadaha | |
| Falalka la xiriira | |
Sana Minatozaki (湊崎 紗夏; Minatozaki Sana; dhashay Diseembar 29, 1996) [1], loo yaqaano Sana (Kuuriya: 사나; Af Jabaniis : サナ), waa heesaa reer Jabaan ah oo fadhigeedu yahay Koonfur Kuuriya. Iyadu waa xubin ka mid ah kooxda gabdhaha K-pop Twice, oo ay samaysay JYP Entertainment. Sana waa mid ka mid ah saddex xubnood ee Twice oo Jabbaan ah.[2][3]
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "K-POPの最注目新人「TWICE」の日本人メンバーが可愛くて美しい<プロフィール>". Model Press (in Jabaaniis). Archived from the original on December 22, 2015. Retrieved November 11, 2016.
- ↑ Moon, Kat (September 20, 2019). "Everything to Know About K-Pop Group Twice". Time. Archived from the original on September 21, 2019. Retrieved June 16, 2020.
- ↑ "트와이스 "뽑힐 때 아무 생각이 없었다" ①". Star News (in Kuuriyaan). Archived from the original on August 22, 2019. Retrieved November 11, 2016.