Sean paul

Ka Wikipedia
Sean paul

Sean paul (dhashay 9 Janaayo 1973 ) waa nin heesaale ama fanaan.Wuxuu ku dhashay Kingston, Jamayka.Heesaha wuxuu bilaaway 1995, heestiisii ugu horeysay waa ;baby girl; waxaana liiska lagu soo daray 2002 10 ten listen usa musikgiisa waa Dutty Rock, waxaana soo gacan qabtay nin somaali ah oo la yiraahdo waqooyi.