Jump to content

Shalcaw

Ka Wikipedia
shalcaw

shalaw

شلعوي
Magaalo
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
CountryWanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
DeegaankaSanaagl
Degmoshalcaw
Dowlada
 • Duqa-magaaladaXasan beed
Joogga
1,430 m (4,690 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan1,200[1] [2]
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh

Waa marso qadiim ah oo la dhisay qarniyaal hore, waxa aas aasay jiif caaqil Axmed faarax saalax, xirsi afdiir, maxamed cabdule saalax, iyo cali saalax . Waxa laga rari jirey maydiga, moxorka, malmalka, cawda Iyo maydhada oo laga soo guri jirey gudmniyocas, ruguuda, iyo toga curjima. Sidoo kale waxa laga soo rogi jirey timirta iyo dharka. Timirtaas oo markii danbe ragii keeni jirey isku qabteen wuxu xirsi afdiir oo ay is qabteen jiif caaqilkii deegaanka shalcaw Axmed faarax saalax wuxu deked ka garab sameeyey shalcow isagoo u wareegey meel shalcaw galbeed oo la yidhaahdo conqor, dekedadaa cusub oo sababtay dagaal riiq dheeraaday oo dhex maray laba beelood oo biciide ah, oo isku dilay timirtaas. Axmed faarax iyo iidle faarax. Dagaalkaasi wuxu ka dhex qarxay wakiilkii timirta uga masuul ah xirsi afdiir oo ahaa ibraahin indha aare iyo nin la odhan jirey Abyan waled baas oo berri carrab uga soo dhoofay inuu carqaladeeyo gibir la sheegay in indha aare ka qaato wixi meeshan ka soo dega lacagi xiligaa la aqoonsanaa wadanka kama jirin oo waxa la isticmaali rubigiii hindiya(rubbee). Walow aan dadka shacabka ahi haysan ee ay ku koobnayd gumaystaha keliya, indha aare wuxu qaadan jirey kiilooyo timir ah. Waxa ku baxay halhayska caan baxay ee "timir la waayaaba towsi korodhay".

  1. Somaliland City & Town Population.
  2. Tageo.com. Retrieved on 2011-12-15.