Siigeysi

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Siigeysiga micnihiisu waxa waaye in dareenka xubnaha taranka lagu kiciyo salaax ama taataabasho si loo gaaro raaxeysi xallad ah oo lagu qanco. Wiilasha iyo nimanku waxay badanaa ku gaaraan salaaxa guska, halka gabdhaha iyo naaguhu farafareeyaan kintirka iyo daloolka siilka.

Ilaah wuxuu u qorsheeyay galmada inay tahay jacayl u dhexeeya ninka iyo naagta. Laakiin marka qof siigaysto, ama si xun u isticmaalo xubnihiisa taranka si uu ugu raaxaysto galmada, asaga ama ayada waxay u isticmaalayaan galmada si aan nadiif ahayn.