Siyaasadda Turkiga
Jump to navigation
Jump to search
Turkiga waa dal dimoqraadi ah oo matalaad leh dhanka Baarlamaanka. Ilaa xilliyadii la aasaasay Jamhuuriyadda sanaddii 1923, Turkiga waxaa laga dhigay mid lagag daydo cilmaaniyadda.[1] Waxaa dalka haga dastuurka turkiga. Asiga ayaana xaddida shruucda aasaasiga ah ee fulinta Turkiga waa dal leh Dawlad dhexe oo qura.
sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraaca[wax ka badal | wax ka badal xogta]
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Ottoman Empire. |