Sonam Kapoor
Appearance
| Sonam Kapoor | |
|---|---|
| Ku dhashay | 9 June 1985Jir[1] Bombay, Maharashtra |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2007–hada |
| Xaasaska | Anand Ahuja (g. 2018) |
| Waalidka | Anil Kapoor |
Sonam Kapoor Ahuja (loogu dhawaaqo [soːnəm kəˈpuːr]; née Kapoor;[2] 9 Juun 1985) waa atariisho Hindi ah oo ka shaqeysa shaleemada Hindiga (Bollywood). Waxay ku guulaysatay Abaalmarinta Filimada Qaranka iyo Abaalmarinta Filmfare. 2012 ilaa 2016 waxa ay ka soo muuqatay liiska Forbes India Celebrity 100 iyada oo loo eegayo dakhliga iyo shacbigeeda.
Kapoor waxay taageertaa kor u qaadista wacyiga kansarka naasaha iyo xuquuqda LGBT. Waxaa lagu yaqaanaa saxaafada shaqsiyaddeeda hadal cad, waxaana marar badan lagu tiriyaa inay ka mid tahay dadka caanka ah ee Hindiya ugu caansan. Waxaa guursaday ganacsadaha, Anand Ahuja.[3]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Sonam Kapoor". Hindustan Times. 23 Luuliyo 2013.
- ↑ "Does Sonam Kapoor's name change make her any less of a feminist?". Archived from the original on 24 May 2018. Retrieved 23 May 2018.
- ↑ https://www.hindustantimes.com/entertainment/bollywood/emotional-sonam-kapoor-holds-anand-ahuja-s-hand-for-comfort-at-rhea-kapoor-s-wedding-see-pic-101629273256245.html