Jump to content

Suldaan Samatar Suldaan Ibraahim

Ka Wikipedia

Suldaan samatar Suldaan ibraahim"

waxa uu ku dhashay dalka Yemen gaar ahaan magaalada Ta'izz. waxa uu ka baxay Jaamacadda Camuud qaybteeda Cafimaadka

wa suldaanka ugu da'da yar golaha dhaqanka qoomiyada [[Gadabuursi]]waxana uu ku aftirsada 3 suldaan, waxa u hada wataa Suldanada Gadabuursi ugu faca wayn oo uu yahay Suldaanki 5aad ee Beelaha maxamed case.

سلطان العام لي قبائل محمد عسي و سلطان العام لي قبائل به سمرون و سلطان قبائل بهبر أبوبكر
Suldaanka guud ee beelaha maxamed case ahna Suldaanka guud ee beelaha Baha'Samaroon ahna Suldaanka Bahaber abokor

Wa Suldaanka kali ah ee Sulaadiinta Soomaalida 3 jeer noqda Suldaan - Suldaanka guud ee beelaha mahamed case - ahna Suldaanka guud Baha'Samaroon - ahna Suldaanka guud ee Bahabar abokor

Sulttan Samater Sultan Ibrahim
Suldaan Samater Suldaan Ibraahim

father: Suldaan ibrahim jama samater

Grandfather: Suldaan Jamac samater

uncle:Suldaan mahamed jamac.


suldan samatar