Suldaan Yuusuf Maxamuud Ibraahim

Ka Wikipedia

suldaan Yuusuf Maxamuud Ibraahim wuxuu ahaa suldaanka sedexaad ee Saldanadii geledi, xilka wuxuu haayay 1798 ilaa 1848, waqtigii uu talada haayay dawladiis wuxuu ka dhigay mid awood balaaran, wuxuu soo afjaray maamulkii jamaacada baardheere, waqtiyadii dambee ee xukunkiisa waxaa kacdoon ku sameeyay beesha biimaal, Suldaanka iyo ciidankiis ayaa ku qaadeen weerar, inkastoo bilaawga uu gaaray guul magaalada markana qabsaday, hadana beesha biimaal ayaa soo laba kacleesay, dagaalkii cadaadey suleymaan ayuu ku dhintay suldaanka.