Suleyman bin qutulmush
Appearance
Suleymaan bin qutulmush (afka turkiga: Kutalmışoğlu Süleyman Şah;) (afka faarisiga: سلیمان پسر قتلمش) wuxuu ahaa hogaamiye ka tirsan salaajiqada, waana aasaasaha faraca salaajiqada ruum ee ka talinaayay dhulka anaadool ilaa 1308dii, suleymaan waxaa lagu dilay dagaal sanadkii 1086
| Suleiman koowaad | |
|---|---|
| Shaah Ghazi | |
Kutalmışoğlu Suleiman monument in Tarsus, Mersin | |
| Suldaanka ruum | |
| Xilka | 1077–1086 |
| Ka horeeyay | Qutulmush |
| Ku xigay | Qilij arsalaan koowaad |
| Dhintey | 1086 U dhaw Antioch (maanta Andaakiya, Hatay, Turkey) |
| Consort | Seljuka Khatun |
| Issue | Qilij arsalaan koowaad |
| Hoyga | Salaajiqada |
| Aabo | Qutalmush |
| Diinta | Sunni Islam |