Jump to content

Sumad xisaabeed

Ka Wikipedia
Sumada calaamadMacnaheedaSida loo adeegsadoTusaale
=la mid ahWaxaa loo isticmaalaa is ber ber dhigga8 + 2 == 10, 10 == 10
lama ekaWaxaa loo isticmaalaa diidmo in aaneey la ekayn2 + 9 ≠ 12
+Isku dar ama isu gayn Toganwaxaa loo isticmaalaa wadarta laba tiro iyo wixii kabadan6 + 5 = 11
-kala goyn ama kala jarid Tabanwaxaa loo isticmaalaa Farqiga laba tiro9 - 3 = 6
<Ka yerWaxa ay kutusaysaa in uu qaybta midig ka wayntahay tan bidix7 + 2 < 12
>Ka wayWaxa ay kutusaysaa in uu qaybta Bidix ka wayntahay tan Midig15 + 30 > 37
×Ku dhifashoWaxa ay sumad utahay isku dhifashada5 × 6 = 30
÷UqaybinCalaamada uqaybinta8 ÷ 2 = 4
:Ka ama kiibawaxaa loo isticmaalaa Saami5 : 9
/KiibaWaxaa loo isticmaalaa laba walxood cabirkood10 liter / h saacadiiba
± , ∓Kuder kajerWaxa ay ka dhigantahay midba midka kale in uu ka jeranyahay10 liter ± 1/2 liter
Ka yer ama la egMarka la is ber ber dhigo waxaa wayn qaybta midig{2 , 5 , 6 , 7} ≤ {2 , 8 , 10}
ka wayn ama la egtirada labada dhinac ku jirta oo isku mid ah{8 , 3 , 10} ≥ {4 , 5 , 6 , 3}
Xiriir lama lehwaxa ay ka dhigantahay mid aan intaba ku jirin{n ∈ ℕ : 1 < n2 < 4} = ∅
kama tirsanaQabtaan kama tirsana qaybta kale12 ∉ {1 , 2}
KatirsanQayb yer oo qaybta wayn ku dhex jirta{1 , 8 , [1] 1 , 5 , 78 , 10 , 1}
kama tirsanaKa tirsanaashada caksigeeda{1 , 5 , 10} ⊄ {6 , 30 , 8 , 70 , 9}
%Boqolkiibawaxaa lagu xisaaba tiro inta ay kala egtahay 100 kiiba2% , 12 %
KunkiibaWaa qiyaas kunkkba ah2‰ 12‰
Ku dhowaad la egWaxaa loo isticmaalaa tirada boqoleeyda ama jajabka7.5 ≈ 8
πpiWaxaa loo soo gaabiyaa wareega Goobo dhexroor keeda = 3.14 ku dhowaad

Sumadaha kuwa sarsare

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
SumaddaMacnaheedaSidala loo adeegsadoTusaale
Aaad bey uga badantahayWaxaa loo isticmaalaa laba tiro is barbar dhigidood oo is dhinac yaal Dhanka midig ayaa aad uga wayn dhanka bidix2 ≪ 10000000
Aad bay uga yartahawaxaa loo isticmaalaa isber dhigid Dhanka bidix ayaa aad uga wayn dhanka midig1000000 ≫ 2
Dhamaad malehWaxaa loo isticmaalaa shaqo aan dhamaan{0 , 1 , 2 , 3 , 4 , ∞}
iskgoysWaxaa la dhax dhigaa laba qaybood oo meel iska jara{8 , 7 , 9 , 1} ∩ {5 , 9 , 4 , 7} = {7 , 9}
Xidid gelinWaxaa gadaal laga dhigaa xisaabaha xidika lageliyo4 - 2 = 2 ama 4√
| |Qiyaas / Qiima lagu siiyeOo la dhax geliyey laba dhidib| -8 | = 8
KulanWaxaa la dhex geliyaa laba qaybood ee la donayo ina la isku daro unugyo kaimd ah{5 , 3 , 2} ∪{8 , 2 , 9} = {5 , 3 , 2 , 8 , 9 }


Astaamaha Joomatiriga

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tani waa qayb kamid ah Astaamaha ama (Sumad) Joomatiriga.

SumaddaMacnaheedaAdeegsigaMeelaha
//BerberroWaxaa la geliyaa l

aba dhinac ama laba xariir oo isberber socda || B C // DA

Ku qotomaWaxaa la geliyaa laba dhinac oo isku qotama ee samaynaya Xalka quma ama toosan ama 4 isku beeganx y ⊥ nc
Isku beegmaWaxaa lagu muujiyaa laba sawir ama laba dhinac ay isla egyihiin dhianacyeda ama xalahaAB ≡ XY
πPiPi ama madoorsoome lagu xisaabo wareega goobo waxaana lugu qiyaasaa 3.14 () ــــــــــــ
°DarajoWaxaa lagu cabiraa kuleelka ama xaglahaQiyaasta xagasha waa m = 50°
Saddax-xagalwaxaa loo soo gaabiyaa erayka Saddax-xagal∆ abc ≡ def
Goobosoo gaabinta erayga Goobo○ B dhexroorkeedu waa 2cm
Labajibaaranesoo gaabinta erayga Labajibaarane□ abcd ≡ d h c x