Suun (makaanik)

Ka Wikipedia
A pair of v-belts
flat belt

Suun (makaaniko) (Af Ingiriis : belt (mechanical); Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Suunka mashiinada, waa suun balaadhan oo lagu xidhu barta u dhaxaysa labo matoor kuwaasi oo ujeedadu tahay in suunku wareejiyo.[1]

Hordhac

Suunka noocan ah waa mid balaadhan oo leh qaro adag taasi oo ka ilaalisa in si fudud ku kala go'o. Suunkani wuxuu si toos ah iskugu xidhaa isla markaana ka shaqeeysiiyaa labo matoor oo ku kala yaala labo barood.[2] Sidoo kale suunka noocan ah waxaa loo isticmaalaa qaadista alaabaha lagu sameeyo warshadaha dhexdooda. Dadka aadamaha ahi waxay tartan ciyaaro ah soo samayn jireen tan ilaa wakhti aad u horeeyay kuwaasi oo ujeedadoodu ahayd madadaalo iyo damaashaad. Ciyaarahaasi waxaa lagu kala qaadaa bilad suun ah.

Muuqaal

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Fitzgerald, Mike; Hudson, David. Potomac Books. p. 1939 https://books.google.com/books?id=b9cIRPetE88C&pg=PA1939&lpg=PA1939&dq=%22Jack+Broughton%22+belt&source=bl&ots=uz_3BW0CjZ&sig=4fbBmLXx-j5H9HMm7W_njrn2gMY&hl=en&sa=X&ved=0CFkQ6AEwDmoVChMI1vfosZTRyAIVCXI-Ch0hIgK8#v=onepage&q=%22Jack%20Broughton%22%20belt&f=false. Soo qaatay 2015-10-20.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. By Rhys Jenkins, Newcomen Society, (1971). Links in the History of Engineering and Technology from Tudor Times, Ayer Publishing. Page 34, ISBN 0-8369-2167-4.