Suun (dhar)

Ka Wikipedia
Suunka dhexda lagu xidho

Suun (dhar) (Af Ingiriis : belt (cloth); Af Carabi : ar‎) waa suun balaadhan oo lagu xidho dhexda si loo adkeeyo surwaalka isla markaana u saxo xaragada iyo labiska qofkaasi xidhan suunka.[1]

Hordhac

Suunku wuxuu ka mid ahaa dharka dadka, gaar ahaan raga, tan ilaa wakhtiyo aad u horeeysay.[2]

Muuqaal

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. D.M. Fitzgerald Boxing's Most Wanted: The Top 10 Book of Champs, Chumps, and Punch-Drunk Palookas, Potomac Books, page 1939
  2. By Rhys Jenkins, Newcomen Society, (1971). Links in the History of Engineering and Technology from Tudor Times, Ayer Publishing. Page 34, ISBN 0-8369-2167-4.