Jump to content

Suzy

Ka Wikipedia
Bae Suzy
Suzy ee 2018
Ku dhashayBae Su-ji
(1994-10-10) October 10, 1994 (age 31)Jir
Degmada Buk, Gwangju, Koonfur Kuuriya
WaxbarashadaDugsiga Farshaxanka Seoul
Shaqada
  • Fanaan
  • atariisho
  • moodel
WakiilManagement SOOP
Shaqooyinka ugu muhiimsanFiri
Abaal-marinLiiska
Xirfad muusik
Nooca fanka
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada2010–hada
Calaamadaha
Falalka la xiriira
Korean name
Hangul
Hanja
Revised RomanizationBae Su-ji
McCune–ReischauerPae Suchi

Bae Su-ji (Kuuriya배수지), oo loo yaqaan Bae Suzy ama Suzy, waa atariisho iyo fanaan Koonfur Kuuriya. Waxay xubin ka ahayd kooxda gabdhaha Miss A ee sameeyey JYP Entertainment [1].

Suzy markii dambe waxay sameysay muuqaalkeedii ugu horreeyay iyadoo jilaa ah oo leh taxane telefishan ah Dream High (2011), waxayna usocotay inay kasoo muuqato taxane ah sida Gu Family Book (2013), Uncontrollably Fond (2016), While You Were Sleeping (2017) iyo Vagabond  (2019).  Waxay sameysay filimkeedii ugu horreeyay ee Architecture 101 (2012).

Bae waxay ku dhalatay degmada Buk, Gwangju, Koonfur Kuuriya Oktoobar 10, 1994,[2] Waxay leedahay walaashii ka weyn iyo walaal ka yar. Waxay dhigatay Dugsiga Farshaxanka ee Seoul waxayna ka qalinjabisay 2013.[3]

abaalmarinta iyo magacaabista

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. http://www.hankyung.com/news/app/newsview.php?aid=2012040316747.
  2. Russell, Mark (Abriil 29, 2014). K-Pop Now!: The Korean Music Revolution. p. 96. ISBN 978-1-4629-1411-1. Archived from the original on May 27, 2016. Retrieved Oktoobar 29, 2016. {{cite book}}: |work= ignored (help)
  3. 뭇 남성 사로잡은 첫사랑 아이콘 미쓰에이 수지. The Donga Ilbo (in Kuuriyaan). Diseembar 2012. Archived from the original on Diseembar 2, 2012. Retrieved Maarso 23, 2015.