Talk:Al-Qaacida

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

ururka al qaacida suni ma ahan, waa (wahaabi). Ma aamin sano Suni iyo suufi. Mana kala jeclo Muslim iyo Gaal!!! Waa ayaga maalin kasto dad rayid ah ku dilo, wadamada Ciraaq afgaanistaan iyo Soomaaliya.!! Marka laeego ayaga asal ahaan waa suni waxa ay kasoo jeedaan dad suniya markaa waxaa la odhankaraa waa suni furka tuuray way khaldan yihiin waayo waa ashabaab oo miidhan wax ay aaminsanyihiin lama yaqaan (waa shaydaan)

asal ahaan suni ma ahan![wax ka badal xogta]

usama bin laadin waxoo ku dhashtay sacuudiga. sacuudiga waa (wahaab).Mala dhihi karo waa sunno, sababtoo ah muslimiinta 100kiiba 90 waa sunni mana heestaan diinta islaamka, oo meel ee uuga qorantahay ma jirto in la dilo dad masaakiin ah oo waxba galabsan

sucuudigu waa suni[wax ka badal xogta]

waa halka diinta inoohaysa ee ay markii horena diintu kasoo baxaday markaa way adagtahay in aan wax kale kusheegno wahaabiya lafteedu waa dariiqo toosan laakiin dad iska laynta alqaacida wahaabiya iyo suni toona kumaxidhna intaas way kadurugsanatay waxa ku adeegta maraykanka iyo diktaatoorada carabta.....si aan xukunka looga qaadin