Talk:Asharaaf

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Qabiilka wuxuu degaa gobolada kunfureed sida degmooyinka Marka, Muqdisho ,Shalaanbood, Kismaayo,Hiiraan, eelboon, Moolimaad, Goofgaduud, Daafeet, Baardheere, Baqdaad, shonqolow, Saakow, Buulibatuulo, Jawaarey, bardaale, Rowlo Shariif, Asalan, Warqadey, Kal i Koorar, Sarmaan, Baaqey, iyo magaloyin badan o halkan lagu so kobi karin. meelaha taarikhiga ah ee beeshu dagto waxa kamid ah Jameecada Aw xaaji Isaaq Aadan degto baqdaad, iyo Jameecada aw sheekh Mad dhaahir ee Jawaarey, Rowlo ee uu aas'aasey Sharif Nuurow Aamin Barkhadle iyo sida Tuulada Sarmaan oo ay Aas'aaseen shariif Cumar Wiyeed Shariif Wardheere wiyeed iyo shariif Abuukar Wiyeed oo ah Ilmo Shariif Wiyeed Shariif Cimran. Beesha asharaaf waxey ubadanyihin Koonfurta Soomaaliya.