Jump to content

Asharaaf

Ka Wikipedia


Asharaaf [1](Af Ingiriis : Asharaf; Af Carabi : اشراف‎) waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwoodi ugu ballaaran kuwaasi oo degan Geeska Afrika . Beesha Ashaaf waxaay ka degtaa wadanka Soomaaliya gobolka Koonfur Galbeed iyo gobolka Banaadir ,wadanka Itoobiya waxaay dagaan gobolka Soomaali Galbeed, iyo NFD oo ka tirsan wadanka Kiinya .

waxay asal ahaan ka soo jeedaan carabta.[1] gaar ahaan gabadhii nebi Muxamed (NNKH) Faadhima iyo Cali bin Abii dhaalib.

Abtiriskooda wuxuu ku tagaa illaa saxaabiga caan ka ah Cali bin Abii Dhaalib (RC) kaasoo ah Nabiga (SCW) ina adeerkii.

Waxay u kala baxaan xasan iyo xuseen oo Ah caruurtii Cali ibn Abi Dhaalib iyo Faadumo Bintu Rasuul.

Asharaafta ku nool gobolka Banaadir waxay ku hadlaan lahjada Banaadiriga, Asharaafta ku nool Soomaali Galbeed iyo NFD waxay ku hadlaan lahjada Maxaa Tiri, Asharaafta ku nool Koonfur Galbeed waxay ku hadlaan lahjada Maay Maay.

Asharaaf
الأشراف
 Soomaaliya

 Itoobiya  Kenya

Asharaaf
Meelaha ay ku badan yihiin
Qoryooley,Feerfeer,BuurCukur,Luuq,Berdaale,Muqdishu,Mandhera,Sarmaan
Saranley ,buulo asharaaf Baqdaad, faaxfaxdhuun,war gaduud, Rowlo Shariif, Asalan
Asalan, Warqadey, biyooley, Baaqey, Kal iyo Kooraar
Moolmad , Aarag , Goof Gaduud
Luqada

Somali Arabic Kiswahili

Diinta

Islam, Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

Carab




ASHARAAF qaabka ay soomaaliya kusoo galeen

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qabiilka Asharaaf waxay Soomaaliya kusoogaleen faafinta Diinta Islaamka ayagoo umaraya wadada tarbiyada wanaagsan ee waxbaridda.

Asharaaf waxa ay waddanka Soomaaliya soogaleen Hijriyadii ugu horeysay ee Asxaabta Nabiga SCW ay usoo hijrodeen Ethiopia/Habasha.

marlabaad taariikhda marka ay ahayd 519 Hijri. Waxa ayna ahaayeen Dadkii ugu horeeyey ee Muslimiya Qowmiyadda Geeska Afrika degta (Ethiopia, Tanzania, Kenya iyo Soomaaliya) ayagoo ah cawaan duurjoog ah oo ugaarsato ah, ayagoo markii uguhoreysay kala kulmay dagaal iyo weeraro joogta ah taasoo ay kaga hortagayeen difaaca dadka Khamiiska kulabisan maadaama Qowmiyadaha dega Geeska Afrika ahaayeen Dad cawaana oo qaaqaawan. Waxaa loomaray dariiqa tacliinta iyo waxa looyaqaano Digriga ama Xadrada.

GOOBAHA AY KASOO GALEEN Waxa ay kasoogaleen :

A. Harar (Ethiopia/Habashi )

B. Baraawe

C. Muqdisho

D. Kismaayo.

E.Ber-bera

F. Seylac.




Jufooyinka Asharaaf

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
waxay Ukalabaxdaa marka hore Xassan iyo Xusen .

Asharaaf Xasani

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ashraaf Xasan Waa saddex Beelood Oo waaweyn :

1- Beesha Xasan Timo weyne

waa : shariif Xasan ( Xasan timo Weyne) bin Ahmed alwafi bin Amiin bin Jibriil bin Osmaan bin Saqaf al- hasani... Waxaa ukala baxaa saddex Lafood :

1. Reer Shariif Muuse

2. Reer Shariif cali

3. Reer Shariif Axmed

Asharaftan waxay ubadan yihiin Dhulka Soomaali galbeed Iyo Jubooyinka iyo shabeelada hoose .

2- Reer Shariif Nuur

Waxay kubadan yihiin itoobiya , Sidoo kale Gobolka Gedo

3- Besha Asharaaf Sarmaan

waxay ku abtirsdaan Sheekh Shariif Yacquub Yaxye Canuun oo kumagacdgeer (Sagaal xajiile ) kaas oo Abtirsigiisa ku dhamaada Sayid C/qaadir Al jeylaani , kadibna Xasan bin Cali bin Abii dhaalib.

waxay ukala baxaan 5 Lafood :

  1. Cimraan Yacquub (Daaye iyo Wiyeed)
  2. Isxaaq Yacquub (Waabgale)
  3. Aden Yacquub (Dhilaale)
  4. Xasan Yacquub
  5. Maxamed Yacquub

Waxay kubadan yihiin Bay iyo Bokool iyo Gedo . Ugaas Guud ee Asharaaf Cumar Wiyeed waa Ugaas Cabdi Aadan Isxaaq


Asharaaf Xuseyn Asharaaf Xusenyi waa Labo Beelood :

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Asharaaf Baacalawi :

1-Reer Sayid Axmed

2-Reer Shariif Maqbuul

3-Reer Shariif Xamduun

4- Al Nadiir

5-Al baasakuut

6-jamalulayl

7- Reer xaji amiin oo ah (mahdeli)


✓Reer Aw Xasan , waxay ladagaan ( Shiikhaal)

Waa labo jufood:

1-Reer aw saacid

2-Reer aw mahdi

Dadka ugu Caansan Asharaaf

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cilimaa u' diin :

1- Sheekh Yuusuf Alkowneyn [oo ah Ah Qofkii Alifey Hingaada Carabiga ]

2- Shariif Yaxye Anuun (Sagaal Xajiile)

3- Shariif Cumar Aarak Iyo Walaalkiis Cabdalle Aarak

4- Sheekh Xuseen Baale yaale

5- Shariif Caydaruus Al nudeeri [duqii Hore Magaalada Muqdisho ]

3- Sayid murshid sayid cabdalla

4- Sheekh Cumar Faaruuq [waxa uu aha ninki qoraanka oo dhan si fasiix umada ugu turjumay luqada afka somaliga]

5- Sheekh Sharif Cabdinuur (Aabihii xadiiska).

6- Sheekh Shariif Nuurow Aamiin Barkhadle [oo ahaa Caalim weyn oo Diinta Islaamka faafinaayey, waana Aasaasihii Jameecada Rowlo oo ku caanbaxdey fidinta Dacwada Islaamka]

7- Sayid Axmed sayid abdulwahid [oo ahaa ninkii qarnigii 19aad ugu cilmiga badna afrika, sida ay shegaan culimada reer Makka]

8- Sheekh Shariif macruuf Shariif Axmed

9 - Sheekh Shariif Dhawiil

10 - Sheekh Shariif Siidkey Nuurow Aamin

11 -Sheekh C/raxmaan Markaawi

12 -Sheekh Maxamed Haadi (AUN)

14- Sheekh Cabdiraxmaan Abaayle [oo ahaa Imaankii afaraaf Ee Imaaradii Ibeerey ee Baardheere]

17- Sheekh Ibraahim Cabdullahi Cali [oo ah qoraaga buuga (بشائر العلماء بدلائل الفقهاء)]

18-Sheekh Maxamuud Fanax

19-Sheikh Cabdiraxmaan Shariif

20-Sheikh Zakariye Shariif Xasan

21-Sheikh Maxamed Cumar

22-Sheikh Shariif Maxamed Dhuub

Siyaasiyiinta Asharaaf

  1. Shariif Xasan sheekh Aadan oo ahaa madaxweynihii labaad ee koonfur galbeed

2.Sharif Salah mohamed Ali (xildhibaan hore)

3. Xildhibaan Shariif Maxamed C/llahi

4. Xildhibaan Shariif mustaf

5. Fahad yaasiin xaaji daahir

6. Xildhibaan Saalax Shariif Diidkey

7. Xildhibaan Axmed weli

8. Wasiir Cabdiraxmaan Shariif Xuseen

9.Wasiir Maxamed Shariif Carmo

10- Wasiir Faarax Sheikh Cabdiqaadir (Wasiirka Waxbarashada dowlada Federalka )

11. Wasiir Maxamed Shariif Isxaaq

12. Safia Ba-alawi (Gud. Deg. Shangani ee gobolka Banadir)

13. Prof. Abdulaziz Sharif Aden Abdurahman [ oo ahaa Abwaan , Qoraa , Doctor , wuxuu noolaa inta udhexeyso 1949-2020 ]

Fanaaniinta Asharaaf

  1. Shaadiyo Sharaf
  2. Hani Uk(Fanaan)
  3. Hani Uk(fanaan)

3. Doni B(fanaan)

4. Najma Nuura (fanaan)

5. Axmed Sharif Killer (fanaan)

6. Sharif Bastow(fanaan)

7-Idil Ayruush (fanaan)

8-Nimco Liina (Fanaan)

9- Mukhtaar sooshiyaal (Fanaan)

10-Mahdi shariif Macruuf (Fanaan)

11- Aadan Onkod (fanaan)

12- king Khalid (Fanaan)

  1. [https://www.justice.gov/sites/default/files/eoir/legacy/2013/06/11/asharaf%20clan.pdf Ashraaf, Country Advice Somalia Somalia – SOM36945 – Asharaf clan – Feerfeer - Burukuur - Mandera Kenya - Baardheere - Doolow Amputation – Recruitment – Ethiopian Invasion – Musa Zude Yalahow – Yaqshid 9 July 2010
  2. Shariif Hassan Adan Mohmed (Mamulka masjad al_suna)