Talk:Awdal

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Ha ogaato cida Gobolka Awdal taariikhdiisa Kuqoran halkan badalaysa ee Awdalland iyo waxaan jirin ku sheegaysaa in aan ka ashtakayn doono Maamulka Wikipedia lagana xayiri doono guda galkooda.hase ogaadaan daadka masaxaya amaba diidan qoraalada somaliland kusaaabsan amaba taariikhda qaldan ka qorayaa in aan ka ashtakayn doono maamulka halkan iyo cidii ay khusayso waayo waxaa jira qaar badan oo leh ahdaaf gaara mujtamaca wikiga akhriyana raba in ay been u sheegaan waxaan leenahay waad riyoonaysaan waxaa nagu balana in waxaad wadaan aanay halkan ka dhacay.