Talk:Burco

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Burco waa Caasimada Labaad ee somaliland marka laga reebo caasimada Hargaysa. Burco waa magaalo taariikhi ah, kana da'wayn caasimada Hargeisa, Waxay ahayd caasimadii British Somaliland Protectorate ka hor dagaalkii 2aad ee aduunka.