Talk:Daahir Rayaale Kaahin
Hadal ku darMuuqaal
daahir riyaale waxa uu dhashay 1951dii waxa uua kudhashay magaalada boorame ee caasimada gobolka awdal ee dalka soomaaliya inta aan kagaranayo shaqooyinkuu soo qabtay waa sax inta meesha kuqoran magacaygu waa maxamed cawil jaajaalle
Bilow dood ku saabsan Daahir Rayaale Kaahin
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Daahir Rayaale Kaahin.