Talk:Furlabe

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Furbale waa Beel ka tirsan Beelahaa Ciisaha. Magaca saxda ah ee Beesha Furlabe waa #Holle. Laakiin Magaca Furlabe oo ah magac Anaaneys ah ayaa ka awood batay magaca Saxda ah ee Holle. Beesha Holle ama Furlabe waxay u kala baxdaa Labo beelood oo waaweyn kuwaa soo iyakuna sii kala bax baxoo. Labada beelood ee Furlabuhuu ukala baxoo waxaa lagu kala magacaabaa Amahadle iyo Saaciib. Beesha Holle waxaa ka soo jeedo halyeyyo Badan oo ay ka mid yihiin Maxamuud Xarbi iyo Gaboobe sange iyo kuwa kale oo badan Beesha Template:Furlabe ama Holle waxay ah Beeshii aadka ula dagaalantay guumeystihii Faransiiska inkasta oo ay beeshaasii ay ku guuleysan qabashada kursiga Jabuuti ee madaxtinimada hadana xorayntii dhulka jabuuti waxay ka qaateen door aad u muhiim ah.

Qabiilka_Furlabe Farah darah (Farah darah) 19:06, 19 Maarso 2023 (UTC)