Talk:Harti

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Waad dadaashay intii awoodaada ah laakiin walaal waxyaalo badan oo qalad ah bvaad ku qortay, hadey aqoon daro kuu geeysay adoon si fiican u aqoon ma haboona inaa ku danbaabtid, sida rasuulka yiri SCW yaan qofna lagu tilmaamin ciduu ku abtirsan; hadaba carab saalax Harti iska dhaafee Daarood maaha waa dad dhaqan iyo wada noolaasho ka dhaxeysa Hartina wuxuu u kala baxaa sidatan:

Hart

Bah Ciise Madoobe Muhammad Harti (Majeerteen) Mahamoud Harti (Warsangali) Ahmad Harti (Dashiishe)

Bah Arab Isaaq Siciid Harti (Dhulbahante) Abdirahman Harti (Kaskiqabe) Ali Harti (Geesiguule) Liban Harti (Liibaan Gashi)