U bood nuxurka

Talk:Horn Cable TV

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Waxaa maqaalkaan ka dhiman in la qoro waxyaabaha ka dhigaya mid lagu kalsoonaan karo tusaale ahaan

Waxaa loo baahanyahay:

  • Tv-ga waxa uu qabto, Warar ama wax kale
  • Hal ku dhegge
  • Xiliga la sameeyey
  • Milkiilaha
  • Miisaaniyadda
  • Xarunta Tv-ga
  • Maamulaha
  • Nuuca
  • hadii uu jiro web laga daawan karo
  • Nuuca satalite-ka

Abshirdheere ✪ 09:06, 31 May 2013 (UTC)

Bilow dood ku saabsan Horn Cable TV

Bilow dood