Talk:Jamaame
Hadal ku dardadka doonaayo inay jamaame ama nawaaxigeeda degaan oo ay naftooda ku waayeen. maa ay ka waantoobaan anigu waxaa ku dhashey degmadaasi oo jamaame.waxaan u sheegayaa dadkaasi .dhul waxaa u haraayo qofkii u dhashey.kismaayana waa gobolkeygu dadka u dhasheyna waa la yaqaanaa.koleey dhib waa laga baxaa ee reer jamaame ayaan ka xumahay oon weli ilaa iyo hada sameysanin. kamuunit ama gudi oo hogaamiyo ayagu haa noqodaan kuwa yamanta iyo tunida ama sheeqaashuba iyo biimaalku oo degmada u dhashey waxayna kukala nooyahiin dunida daafaheeda.waxaan aad iyo aad uga xumahay.isbitaalkii jubba iyo iskuulkiiaan ka soo baxey oo dudumey. reer jamaamana ay dunidu iska dhax joogaan.haa ogaadaan beri qayaamuhu in
ley weydinaayo. waxaad qabateen ama aad dadkiina u tarteen.oo ah reer jamaame koox waliba haa noqdaan.waxaan hadalkeygu ku soo gabagabeynayaa.in gudi sameystaanilaah idinkiisa oo dadku reer jamaame dhibaateysan wax loogu qabanlahaa.inshaa alaah.waxaan ka dhashey.reer maleekoow oo jamaame degan.waxaana ku magac. waa. axmed saalax caqiil.waxaana awoowgeyga ah ,sheekh barre xasan maleekoow.waxaana ku magac dheerahay .xaaji dheere.ee kheer alaha na waafjiyo inshaa alaah.wixii war baxin ah iigu soo jawaaba isla jamaame.iimeel.com.wwan akhristaa maalin waliba.macsalaamaBold text
Bilow dood ku saabsan Jamaame
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Jamaame.