Jump to content

Talk:Maxamed Tubeec

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

mohamed saleyman riwaayado badan ma dhigin laakiin waxuu dhigay riwaayaddii ugu horreysay ee dalka dibadiisa lagu magaalada cadan ee dalka yemen oo la oran jiray alle aamin ma iisho uu horey u mataleen maxamed yuusuf iyo baxsan laakiin tubeec doortay faadumo cabdulaahi maandeeq cod fiican iyo qurux. heeshiina si wanaagsan u qaadeen sida bal eega iyo gareyska. waxuu kale uu metelay aabaheey ka samraye uu la matalay maandeeq, cusmaan gacanlo oo ay heesaheeda ka mid ahaayeen samiree iyo guryosamo. waxa kale uu melelay jacayl boob uma baahna uuna mar la metelay maandeeq marna magool heesaheeda waxaa ka mid ahaa nayruus, minankiinnii ,waqtigu na soo gaar uu la qaaday maandeeq iyo shankaroon. hablaha uu la heesay waxaa ugu badan maandeeq waxaa ku xigay magool,amina feer, maryam mursal,hibo, shankaroon, khadra dahir,nimco yasin faadumo qaasim habla kale lama heesin. waxuuna door bide jiray maandeeq iyo magool oo kaliya.

Start a discussion about Maxamed Tubeec

Start a discussion