Talk:Siyaasadda Soomaaliya

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Siyaasada Somaliya waxa ay u muqataa mid mugdi gali rabta sawabto ah waxa jira beelo somaliyeed oo ka mid ah 4 in Lagu xadgudbay xaqa ay ku lahayeen gobolka banadir,SURRE Bimaal,iyo kuwo kale o ka tirsan beesha DIR, hadaba waxa jira sami qeybsi ka dhaxeya Somalida qabil waliba ay yihin kuwa an kor kuso xusayna waxa ay ka mid yihin DIR konfur waxa ay na Leeyihin shikh iyo sharif, degmoyinka gobolka banadir o idil WA ay dagan wadajir, dharkenleh,heliwaa warta nabada, shibis, cabdisacis, wabari howlwadag iyo degmoyin badan, sido kale waxa ay qeeb ka yihin canshuur bixiyeyaal o waxa ay ganacsiyo ku Leeyihin suuqa ugu weyn geeska afrika e bakaraha, SURRE waa dad culumo u badan (ahlusunna), hadaba dowlada federalka Somalia waxa ay ku xadgudubtay sami qeybsiga dowlada iyado laga leeyahay abuuris mujado colaaded oo waweyn,