Talk:Tohob foundation

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxa manata deeq isugu jirta lacag raashin iyo biyo galin loo qeybiyay qaar katirsan dadka barakacasha ah ee ku sugan xuduuda somaliya iyo ethopia ha ayda tohob foundation oo manta deeq rashiin ka bixisay deegano ka tirsan goblka gedo ee xuduuda somaliya dadkaan oo qaarkood ku sugna deegano ay ka kala taliyaan ciidamada dolada somaliya iyo ciidamada alshabab ayaa manta la gaarsiiyay deeq rashiin oo isugu jirta bur bariis sokor iyo waliba digir iyo fuustooyin saliid ah dad ku sygan deeganada xuduuda ah ayaa manta tohob foundation ay gaarsiisay lacag iyo biyo galin dadkaas oo ku dhibana in ay helaan biyaha oo ay ka doonan jireen gooba ka baxsan deeganada ay dagan yihiin madax hay ada tohob foundation ee u qaabilsan maamulka jubaland ayaa shegay in manta ay deeqo raashiin iyi biya galin ka sameeyen deegank ka tirsan gobalka gedo deeqdan waxay ku timid cabasho ay dadka manta la gaaarsiiyay usoo gudbiyeen hay ada tohob foundation sidoo kale waxaan manta deeqo kala duwan oo raashiin iyo saliid isugu jirta gaarsiinay dad ku dhibateesan deegano ay ka arimiyan xarakada shabaab tohob foundation oo 20kii bisahan lagu aas aasay magalada khartoum ayaa noqonaysaa deeqdii ugu horeysay ee gaaarsiiso maamulka jubaland ee koonfurta somaliya sidoo kale waa foundationkii ugu horeeyay ee ka hoola gala deegan ay ka kala arimiyaan maamulo kala duwan oo ka jira koonfurta dalka somaliya sidoo kale waxay noqonaysaa hay adii ugu horeeysay ee deeq isugu jirta raashiin iyo biyo galin ka sameyso dalak somaliya