Talk:Wayteen

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Wayteen Absame

Waa beel ka mid ah beelaha Absame Waana Curadka beelaha absame magaca wayteen waa naanays waana wuxuuna ka yimid xaaji maxamuud wayd sida aan taariikhda ku hayno xaajigu wuxuu ahaa nin aad u dhuuban ama caato ah sidaa darteed ayaa magaca wayteen u raacay ballse kamadu waxay kasoo jeedaa xaaji maxamuud (wayd)

Xaajigu wuxuu dhalay 8 nin waxayna u kalla baxaan sideed jilib

1- ree aw yuusuf 2- ree baylle 3- ree cabdile maxamuud 4- Bah madigaan 5- ree ismaciil 6- ree Aalle 7- ree jaamac 8- ree ciise

Beeshu waxay leedahay hogaan dhaqameed soo jireen ah sida sayid muxumed Sayid xasan Sayid cabdulahi Sayid nuure Iyo sayidka maanta jooga sayid maxamed luqman sayid nuure

Deegaan aan beeshu waxay dagtaa DDS Jubaland iyo NFD hadaan ku hormaro DDS waxay ka degtaa beeshu Degmada Birqod ama Ciin burqayar dhanaan horushagax iyo caasimada (jigjiga)