Tamarta qoraxda (Af Ingiriis : Solar energy; Af Carabi : ar) waa tamarta ku yaala iftiinka qoraxda. Isticmaalkeeda wa kuleylka, karinta, iyo korontoda.