Tara Sutaria
Appearance
| Tara Sutaria | |
|---|---|
Sutaria ee 2019 | |
| Ku dhashay | 19 November 1995 Mumbai, Maharashtra, Hindiya |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2010–hada |
Tara Sutaria (dhashay 19 Nofeembar 1995) waa atariisho, heesaa iyo qoob ka ciyaar hindi ah oo ka shaqeysa filimada iyo telefishinada Hindiga.[1] Waxay bilawday shaqadeeda talefishin iyadoo caruur ah sanadkii 2010 iyadoo wadata taxanaha Disney India ee Big Bada Boom waxayna sii waday inay jileyso fadhiyada kanaalka The Suite Life of Karan & Kabir (2012) iyo Oye Jassie (2013). Sannadka 2019, Sutaria waxa ay gashay filimaan iyada oo door arday jaamacadeed ah ku samaysay filimka da'yarta Student of the Year 2.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Sonali, Kriti (19 November 2018). "Inside photos from SOTY 2 star Tara Sutaria's birthday bash". The Indian Express (in Ingiriisi). Retrieved 17 October 2021.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Tara Sutaria.