Template:Sawirka Maanta 28 Abriil

Ka Wikipedia

Qorax madoobaad wuxuu dhacaa markii dayaxa uu soo kala dhex galo dhulka iyo qoraxda oo wuxuu qariyaa iftiinkii ka imaan jiray qoraxda. Markuu dayaxa soo dhex galo qoraxda iyo dhulka waxaa dhaca mugdi sababtoo ah dayaxii ayaa wuxuu isku dadbay iftiinkii qoraxda. Qorax madoobaadka waa wax dhaca dhowrkii sanadba mar oo la saadaalin karo.