Qorax madoobaad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Qorax madoobaad Qorax madoobaad ka wuxuu dhacaa markii dayaxa uu soo dhex galo dhulka iyo qoraxda dhex dooda oo wuxuu isku gudbaa iftiinkii ka imaan jiray qoraxda. Markuu dayaxa soo dhex galo qoraxda iyo dhulka waxaa dhaca mugdi sababtoo ah dayaxii ayaa wuxuu isku dadbay iftiinkii qoraxda. Qorax madoobaadka waa wax dhaca dhowrkii sanadba mar oo la saadaalin karo. sawir