Dayax Madoowaad

Ka Wikipedia
Dayax Madoowaad waa marka dhulku kala dhexgalo dayaxa iyo qoraxda taas oo dayaxa ka qarisa ileyska qoraxda.

Dayax Madoowaad (Ingiriis: Lunar Eclipse) waa marka dhulku kala dhexgalo dayaxa iyo qoraxda taas oo dayaxa ka qarsanta ileyska qoraxda. Dayax Madoowaadku wuxuu dhacaa wakhtiga habeen ah taas oo ileyska qoraxdu ka qarsoomo dayax. Dayaxu malaha iftiin isaga u gaar ah laakiin wuxuu soo celiyaa falaadhaha ileys ee qoraxda.

Qorax Madoowaad ayaa lid ku ah Dayax Madoowaadka.

Dayax madoowaad

Taariikhda Dayax Madoowaadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dayax Madoowaadka Meereyaasha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Akhrin dheeraad ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Meere Dhul Cimiga Xidigaha