Jump to content

The Last Sitting

Ka Wikipedia
The Last Sitting
QoraaBert Stern
Annie Gottlieb
MawduucaMarilyn Monroe
Taariikhda Daabacaadda
Oktoobar 1982
Boggag188
OCLC8345846

The Last Sitting (Fadhiga Ugu Dambeeya) waa buug iyo sawir qaadis Marilyn Monroe ah oo uu qoray sawir qaade Bert Stern. Sawir qaadista waxaa amar ku siisay majaladda Vogue dabayaaqadii bishii Juun 1962, oo ka dhacday seddex kulan oo maalinle ah, kaliya lix toddobaad ka hor dhimashadeeda.