Uee

Ka Wikipedia
Uee
Uee ee 2018
Ku dhashay Kim Yu-jin
(1988-04-09) Abriil 9, 1988 ( 35jir)
Daejeon, Koonfur Kuuriya
Sanadaha Shaqada 2003–hada
Wakiil Lucky Company
Uee
Nooca fanka K-pop
Qalabka Cod
Sanadaha Shaqada 2009–hada
Calaamadaha
Falalka la xiriira
Korean name
Hangul
Hanja
Revised Romanization Gim Yu-jin
McCune–Reischauer Kim Yuchin
Stage name
Hangul
Revised Romanization Yui
McCune–Reischauer Yui

Kim Yu-jin (dhashay Abrill 9, 1988),[1] si fiican loogu yaqaan magaceeda masraxa Uee, waa heesaa iyo atariisho reer Koonfur Kuuriya ah. Waxay caan ku tahay inay xubin hore ka ahayd kooxda gabdhaha After School 2009 ilaa 2017, waxayna ka hawlgashay drama telefishan oo kala duwan oo ay ka mid yihiin Queen Seondeok (2009), Ojakgyo Family (2011), Jeon Woo-chi (2012), Golden Rainbow (2013), High Society (2015), Marriage Contract (2016) iyo My Only One (2018).

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://web.archive.org/web/20180803152513/https://after--school.jp/profile/.