User:41.78.72.148/Wa adeerre tigaale

Ka Wikipedia

BEESHA WA’ADEERRE

Beesha Waadeerre Tigaale  Waa Beel Kamid Ah Beelaha Soomaaliyeed Ee Ku Abtirsada Beel Weeynta HAWIYE.

Waana Sidan Abtirkeedu:

Waadeerre Tigaale,  MoolKaal, jibidda,  Gugundhabo,  Hawiye,  irir,  Samaalle.

Beesha Waadeerre Tigaale Waxaa Ay Deegaan Ku Tahay inta Badan Dhulka Soomaalida Si La Mid Ah Beelaha Kale, Balse Waxaa Ay Si Rasmi ah U Degtaa Deegaanno Badan Oo Katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe isla Markaana Hoos Yimaada Magaalada JOWHAR Ee Caasimadda Gobolka Shabeellaha Dhexe, Deegaannadaas Ay Beeshu Dagto Waxaa Ka mid Ah:

1- Raamo, 2-Mooro-Guud, 3-Garasleey,  4-Ban-Gorayo, 5-Buulo-Mudul, 6-Buulo-Banaan, 7-Waraawoole, 8-Doon-Bilaash   9-Dugsiiloow iyo Deegaanno Kale oo an Halkaan Ku Xusneen.

Beesha WaadeerreTigaale Waxa Ay U Kala Baxdaa Sida Soo Socota:

1- MAHAD-SHEEY ROOBDOONE---2 -MAHAD WAAQ ROOBDOONE—-------3 -MARA CADDE ROOBDOONE.

1- MahadShey Roob-Doone: Magaca Kale Ee Looya qaana Jilibkaan Ayaa Ah Jiroow Diin Maale Oo  U sii Kala Baxo Laba Laf Oo Kala ah:                                      1--Cumar Jiroow,  2-Maxamed Jiroow.

2- Mahad Waaq Roob-Doone: mahad waaq roob doone asagane Waxoo usii Kala Baxaa Labo Laf OO Kala Ah:

-------------Odi-Weyn Mahad Waaq iyo Dayad mahadwaay Odiweeyn mahadwaaq  waxaa kasii farcami (IIDLE NUUR)

------------- Dayad Mahad Waaq waxaa kasii farcami Subeeyr Saalax

---------- (IIDLE NUUR)  Waxoo usii   Kala Baxaa Sidaan:    1 ABIIKAR IIDLE,  2 CALI IIDLE,  3 SOOMANE IIDLE.

ABIIKAR IIDLE AYAA USII KALABAXA 4:

1- Axmad Abiikar.  

2- Ibraahim Abiikar.

3- Kulmiye Abiikar.

4- Xasan Abiikar.

Sidoo Kale Cali iidle Ayaa U Kala Baxa 2 oo Kala Ah:

1- Maxamuud Cali.

2- Axmad cali .

  • Axmad cali ayaa  usii kala Baxa:   

1-Dhaayoow Axmad  2- Aamin  Axmad  3- Muuse Axmad 4-Caalin Axmad 5-Xassan Axmad 6-Diini Axmad.

Sidoo Kale Soomane  iidle Ayaa u kala Baxa 2 oo Kala Ah:

1- Rooble Soomane.

2- Maxamad Soomane.

----------------  ( SUBEEYR SAALAX)  Ayaa asagane U Kala Baxa  labo Jilib  oo Kala Ah:

1-MUUMIN SUBEEYR  2 maxamuud Subeeyr    muumin subeeyr  ( )   waxaa kasii farcami cifaaf yaroow cifaaf ayaa usii kala baxa Saddex

  1. CABDI CIFAAF,
  1. MAXAMED CIFAAF, 
  1. XASAN CIFAAF.

2-MAXAMUUD SUBEEYR  waxaa kasii farcami asagane ( XASAN SAMOOW) Xasan samoow Waxoo  usii Kala Baxaa  Afar 

  1. Maxamed Xasan,
  1. Cismaan Xasan,
  1. Maxamuud Xasan,
  1. Nuur Xasan oo Loo Yaqaana “NUUR CADDE” Ama Sida Dadka Qaar U Yaqaanaan  “Maxamed Nuur Cadde

3-  Mara Cade Roob Doone: Waxoo  Ku Dhex Dhaqan yahay oo uu la dagaa Beesha Raxan-Weeyn.

Waadeere tigaale waa beel weeyn oo kamid ah Beelaha soomaalida waxaana  ay leeyihiin dad Aqoon Yahan ah Culama iyo siyaasiin iyo nabadoono iyo abwaanno.iyo ganacsato

Waadeere, Waadeerre, Wadeere, Wadere, Wa’adere, Waderre WAADEERE, WAADEERRE,  Wa Adeere, WaAdeere .