User talk:41.78.72.148/Wa adeerre tigaale

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

BEESHA WA’ADEERRE Beesha Waadeerre Tigaale Waa Beel Kamid Ah Beelaha Soomaaliyeed Ee Ku Abtirsada Beel Weeynta HAWIYE. Waana Sidan Abtirkeedu: Waadeerre Tigaale, MoolKaal, jibidda, Gugundhabo, Hawiye, irir, Samaalle. Beesha Waadeerre Tigaale Waxaa Ay Deegaan Ku Tahay inta Badan Dhulka Soomaalida Si La Mid Ah Beelaha Kale, Balse Waxaa Ay Si Rasmi ah U Degtaa Deegaanno Badan Oo Katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe isla Markaana Hoos Yimaada Magaalada JOWHAR Ee Caasimadda Gobolka Shabeellaha Dhexe, Deegaannadaas Ay Beeshu Dagto Waxaa Ka mid Ah: 1- Raamo, 2-Mooro-Guud, 3-Garasleey, 4-Ban-Gorayo, 5-Buulo-Mudul, 6-Buulo-Banaan, 7-Waraawoole, 8-Doon-Bilaash 9-Dugsiiloow iyo Deegaanno Kale oo an Halkaan Ku Xusneen. Beesha WaadeerreTigaale Waxa Ay U Kala Baxdaa Sida Soo Socota: 1- MAHAD-SHEEY ROOBDOONE---2 -MAHAD WAAQ ROOBDOONE—-------3 -MARA CADDE ROOBDOONE. 1- MahadShey Roob-Doone: Magaca Kale Ee Looya qaana Jilibkaan Ayaa Ah Jiroow Diin Maale Oo U sii Kala Baxo Laba Laf Oo Kala ah: 1--Cumar Jiroow, 2-Maxamed Jiroow. 2- Mahad Waaq Roob-Doone: mahad waaq roob doone asagane Waxoo usii Kala Baxaa Labo Laf OO Kala Ah:

Odi-Weyn Mahad Waaq iyo Dayad mahadwaay Odiweeyn mahadwaaq waxaa kasii farcami (IIDLE NUUR)

Dayad Mahad Waaq waxaa kasii farcami Subeeyr Saalax

(IIDLE NUUR) Waxoo usii Kala Baxaa Sidaan: 1 ABIIKAR IIDLE, 2 CALI IIDLE, 3 SOOMANE IIDLE.

ABIIKAR IIDLE AYAA USII KALABAXA 4: 1- Axmad Abiikar. 2- Ibraahim Abiikar. 3- Kulmiye Abiikar. 4- Xasan Abiikar. Sidoo Kale Cali iidle Ayaa U Kala Baxa 2 oo Kala Ah: 1- Maxamuud Cali. 2- Axmad cali . Axmad cali ayaa usii kala Baxa: 1-Dhaayoow Axmad 2- Aamin Axmad 3- Muuse Axmad 4-Caalin Axmad 5-Xassan Axmad 6-Diini Axmad. Sidoo Kale Soomane iidle Ayaa u kala Baxa 2 oo Kala Ah: 1- Rooble Soomane. 2- Maxamad Soomane.

( SUBEEYR SAALAX) Ayaa asagane U Kala Baxa labo Jilib oo Kala Ah:

1-MUUMIN SUBEEYR 2 maxamuud Subeeyr muumin subeeyr ( ) waxaa kasii farcami cifaaf yaroow cifaaf ayaa usii kala baxa 3{1 CABDI CIFAAF, 2 MAXAMED CIFAAF, 3 XASAN CIFAAF}. 2-MAXAMUUD SUBEEYR waxaa kasii farcami asagane ( XASAN SAMOOW) Xasan samoow Waxoo usii Kala Baxaa 4 { 1 Maxamed Xasan, 2 Cismaan Xasan, 3 Maxamuud Xasan, 4 Nuur Xasan oo Loo Yaqaana “NUUR CADDE” Ama Sida Dadka Qaar U Yaqaanaan “Maxamed Nuur Cadde”}. 3- Mara Cade Roob Doone: Waxoo Ku Dhex Dhaqan yahay oo uu la dagaa Beesha Raxan-Weeyn.

Waadeere tigaale waa beel weeyn oo kamid ah Beelaha soomaalida waxaana  ay leeyihiin dad Aqoon Yahan ah Culama iyo siyaasiin iyo nabadoono iyo abwaanno.iyo ganacsato 

Waadeere, Waadeerre, Wadeere, Wadere, Wa’adere, Waderre WAADEERE, WAADEERRE, Wa Adeere, WaAdeere .

Wa adeerre tigaale 2A02:9B0:4017:EFEF:D8DD:1F0C:30C2:228C 15:01, 17 Juun 2023 (UTC)[reply]

wa adeerre tigaale 88.208.225.247 19:54, 6 Luuliyo 2023 (UTC)

213.108.105.147 02:46, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

تتنننن 213.108.105.147 02:46, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

wa adeerre tigaale 213.108.105.147 02:54, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

Wa adeerre tigaale[wax ka badal xogta]

Wa adeerre tigaale 213.108.105.147 02:56, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

Wa adeerre tigaale 213.108.105.147 05:10, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

Wa deerre tigaale[wax ka badal xogta]

Wa adeerre tigaale 213.108.105.147 05:11, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

W a adeerre tigaale[wax ka badal xogta]

Wa adeerre tigaale 213.108.105.147 05:12, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

Wa adeerre tigaale[wax ka badal xogta]

Wa adeerre tigaale 213.108.105.147 05:23, 30 Luuliyo 2023 (UTC)

Wa adeerre tigaale[wax ka badal xogta]

Wa adeerre tigaale 213.108.105.147 05:28, 30 Luuliyo 2023 (UTC)