User:Abgal cusman

Ka Wikipedia

Proff. Cabdullaahi sheekh xuseen PHD holder immunology,waxaa kale uu keeyahay takhasus daaweynta cudurada maqaarka, waxna Ku soo bartey Dalka Talyaaniga xiligii dowladii dhexe we kacaankii maxamed siyaad barre, wuxuu isla waqtigaa uu hormuud (Dean) ka noqdey kuliyadii caafimaadka ee markaa jirtey, wuxuu hada ka mid yahay aas aasayaasha jaamacada Banaadir oo ah tan ugu weyn ee sida gaarka ah loogu barto culuumta caafimaadka