User talk:Abgal cusman

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Beesha Abgaal waa beel hoosaad ka mid ah beelweynta Mudulood ee Hawiye. Beesha waxay dagtaa Gobollada kala ah Mudug, Galguduud, Shabeellaha Dhexe, Banaadir, Shabeellaha Hoose , Jubbada Dhexe.iyo jubbada hoose.(( baabi,jigjiga,baladweeyne,farlibax mustaxiil feerfeer jawiil,turdho,abeesle Beesha Abgaal waa beel kamid ah beelaha ugu tirada badan Soomaaliya, waxeyna aad ugu badan yihiin degaanada shabellaha dhexe iyo Xamar. Wáxa ay caan ku yihiin derisnimada iyo Martisoorka waxaana horay loo dhahay "Dad xaqiis lama dooriyee derisnimo Abgaal baa leh, waxaa kadhashay madaxeynihi hore ee soomaliya shiikh shariif shiikh axmed iyo madaxweeynaha cusub ee soomaliya dr xasan shiikh maxamuud.

The emergence of the Imamate of Yaaquub in Mogadishu is related to the tyrannical rule of the Ajuuraan in the interior, and the attraction of the growing Mogadishu wealth as a consequence of its thriving trade controlled by the Muzzaffar dynasty which was allied to the Ajuran in the interior.

[ Mogadishu Kingdom 900 – 1870 AD (( YAQUUB))))

First IMAAM of the Mogadishu Kingdom Rulers from 700 – 1870 AD **(((( YAQUUB))))abgal cusman.


    iska baro sidee ukala baxaan, hadii aan soo koobo waa kan( harti abgal, (wacbudhan abgal), iyo (waceesle abgal).
                 ***((HARTI ABGAL))***  **(( òYAQUUB))*** obakar

                        (Imaam) Yaquub/obakar)'
        (1) @ ** Obakar*/Yaquub  kingdom((IMAAM))
                 (ilmo xasan yaquub waa (4) afar wiil oo kala ah)
(1)Maxamed Xasan Yaquub, waxeey dagaan hiiraan, far libaax mustaxiil abeesele quracjoome baladweeyne ilaa ethiopiya

jigjiga baabili mudug, bakool qoryooleey afgooye waxeey ukala baxaan sidatan, reer soomane, reer amiir, reer cali, reer axmedfiqi, reer iriboow,wehliye, cilmiyusuf,maxamad.

((2)) arwaaq xasan yaquub,waxey dagaan shabeelada dhexe xamar

(3)Maxamud xasan yaquub, waxeey dagaan bu'aale, afgooye bay,xudur

(4)Diimaale Xasan yaquub,waxeey dagaab shabelada dhexe, xamar.


(5) Cali Yaqoob, shabelada dhexe.

(6) Axmed Yaqoob, waxeey dagaan shabelada dhexe.
((7)) qajaf weeyn,((yabaroow)) waxeey dagaan shabelda dhexe.oo ah adeerka ilmo yaquub



(2)(@) Agoonyar

(1)celi agoonyar
(2)cabdalle agoonyar
(3)Gabale
(4)Buraale
(5)reer adan




(3)@*((^)) Warsangali Harti

Cumar Warsangeli
Indhayar
Sayad
Receey
Gadiid
Turbeeye
Hinlaawe
Cabdalle Warsangeli
Faqa ilkayar
Max'ed raaf
Ilka Guduud
Geesaale
Goleey
Geel Waqooyi
Axmed Cabdalle.


 (4) @** HABAR NUGAAL**


(5) @***CABDALA CARONI***)))Jiiryar  Ricle  Yaryar  Idiris

 * jiiryar
 * ricle
 * yaryar
 * idiris


(6) ***CIISA HARTIA***))
*  saleemaan caroone


(7)***yaber maxamad caroone*** Cumar iyo jiiryar

    Cumar

(1) durgaay cumar (2) cabdulla cumar (3) mataan cumar (4) candi raxman cumar (5) aadan cumar

     Jiiryar

(1) barra jiiryar (2) candi raxman jiiryar



=== Wacbuudhan Abgaal===*Daa’uud☆☆wada☆same☆☆ ( ☆sangaab cigale☆ oo ah ugaasyada beesha wacbuudhan

Isaaq Daa’uud ))
Cali Muuse
Cirole Muse
qubeys
Yuusuf Daa’uud
sugway
sangaab

    • Kabaale Wacbuudhan
Xayle Muuse maanween calcuul
idiris yabaroow
maxaa cade calcuul
ilakayar iyo calisabuul
Saleemaal muuse qorsar iyo dhagweeyne

cabdale subeeyr ** Daan Weyne Wacbuudhan

Yoonis Daan weyne
Maxamed Yoonis
Muuse Maalinle
Cubeyd Maalinle
Cumar Maalinle
Kurtumoow
Xuseen Yoonis
Sahal*gardhaale
Koshin Sahal
Xeyle Sahal
Maxamuud Sahal
Diirshe Sahal
Faarax Sahal
Ahmed Sahal
Cumar gardhaale
maxamad cumar
jimcaale cumar
Aybakar cumar
xasan cumar
cali cumar
Mataan cumar
gaafow yoonis
Aadan Yoonis
Galmaax yoonis


Cabdulle Galmaax Faarax shigge

Duudey macalin
Cumar suubiye
Cigaal gacal
Cadow dheere
Kuusoow
cumarfool

Cumar Galmaax Celi cumar Cosoble Celi

Ibraahin Celi
Geesaweyn Celi
Shige Celi
Xasan Gaab Celi
Xasan Kurtumow
15-ki Ebekargaab Xasan

Jimcaale Ebekargaab

Maxamud Ebekargaab
Xasan Ebekargaab
Axmed Ebekargaab
Cabdi Ebekargaab
Cali Ebekargaab
Idiris Ebekargaab
Muuse Ebekargaab
Cumar Ebekargaab
Cabdulle Ebekargaab
Cisman Ebekargaab Gacal (Yabar) Ebekargaab


Ciise Ebekargaab

Da'ud Ebekargaab
Cabdi Ebekargaab
Shige Celi
Maxamuud Shige
Celmi Shige
Aadan Celmi
Maxamed Celmi
Xasan Gaab Celi
Maxamed Waryeele
Aadan Waryeele
Mataan cabdule(Reer Mataan) Duuliye mataan
Bariise mataan
Diinle mataan
Weheliye mataan
Maxamuud Mataan
Bariise Mataan (faraciise) Culus Bariise
Warfaa Bariise
Galbe Bariise Gardhaale Galbe
barkaan galbe Dhagafiiq Gardhaale

Duuliye Mataan(faraciisa) Maalinle Duuliye Xaryan Maalinle & Cabdule Maalinle

Maxamex Xaryan Dhageey Xaryan Gureey Xaryan Xasan Xaryan Cosmaan Xaryan Qumane Xaryan

Cabdulle maalinle

Cali Abakaar Kunaas Abakaar Caweer Abakaar


Barkaanle Duuliye
Cali Hireey
Cismaan Hireey
Kuusoow Hireey
Wiwid Hireey
Coofey Hireey


Diinle Mataan(faraciisa) Galbe Diinle

Reer Xamuud
Reer Dadle
Yabar Diinle
Reer Garmere


Yuusuf Galmaax

Maxamed Muuse

(4)Tuuryare Maxamed ) Maxamed-Ceer Tuuryare

Dhiblaawe Tuuryare
Fiise Tuuryare
Suubiye Tuuryare

Waasuge Maxamed Barkaanle Waasuge

(7) Sooman Maxamed

Absuge Soomane

Fiise Sooman
Arwaaq Sooman
Maaline Sooman
Xasan-Cariif sooman
Farax somane
Cumar sooman

Barkaanle waasuge Maxamad Xasan dhageey caadle

Shige Maxamed


Weheliye Muuse
 Tuurcadde

[Wax ka bedel] Warculus Abgaal

Haarun wacaysle

* Cumar Alle Tuuk
Xasan Cumar igaal Xasan
ismaan Xasan
Maxamuud Xasan
Muuse Xasan (Yabdhaal

Cadaan Cumar Reer Aadan

Cali Cumar (Cali Faruur)
Cisman Xasan
Nuur Cismaan
Cumar Nuur
Maxaacadde Nuur
Maalin Nuur
Eebakar Nuur

Warsame Cisman Maxamed Warsame

Cali Warsame
Wardheere Warsame

Muuse Xasan Muxamed Muuse

Eebakar Musue

Cigaal Xasan

Caalin Cigaal
Gabale Cigaal
Afweyne Cigaal
Faqay Cigaal
Haanrundiid

Jibraa'iil Waceysle Tuurcade Jibra'iil

Cigaal Aadan
Warsame Ijoow
Reer Ow-Qaboobe

Cumar Waceysle (Faqay)

Saleebaan Waceysle (Cabdirahman Saleebaan)

1. Macalin Aflax 2. Dhagageys 3. Yeber

Cumar Saleeban

Absuge Maxamed Cabdalle Cumar Saleebaan Cadaan Absuge
Aadan Absuge
Yeber Absuge

Dhagaweyne Cumar Saleebaan Sifat Dhegaweyne

Gardhoole Dhegaweyn
Shigow Dhegaweyne

Gardhaale Maxamed Cabdalla Cumar Saleebaan (Cali Gaaf) Tolweyne

Waceys Maxéd Waceys
Cismaan Waceys (Cumar Fiin)
Xuseen Waceys
Axmed Waceys (Cubeyd)
Cumar Waceys
Calasow Waceys
Cabdi Waceys

Cadaan Maxéd Cadaan,

Cumar iyo Cabdalle,
Yaryar Cadaan

Afrax

Eybakar
Axmed Gurey
Jilib
Fasaxaale,
Samatar,
Guuleed Muuse Cali
Aruuris
Xasan Maxéd cade,
Cumar Maxéd Cade,
Cabdi Muuse (Cabdi Madow),
Abroone Muuse
Yabadhaale Aadam Cali
Daamcad Cali
C/raxmaan Cali
Coofey Cali
Gondey Cali


Macalin Dhiblaawe Cabdi Macalin Dhiblaawe Siyaad Cabdi

Maxamud Cabdi
Diini Cabdi
Dhucul Cabdi
Caalin Cabdi Macalin Aaden Caalin
Cali Caalin
Cumar Caalin

Cismaan Macalin Dhiblaawe

Ebakargaab Macalin Dhiblaawe Cali Ebekargaab Warsame Cali Ebekargargaab
Shadoor Warsame

Cismaan Eberkagaab Macalin Dhiblwaawe Ahmed Cismaan Ebekargaab

Libaan Qoor Liibaan Jimcaale Macalin Daameey Liibaan

cusmaan Liibaan
Cadde Liibaan
Hiraabe Liibaan
Durdura Liibaan

Cumar Macalin Dhiblaawe

Maxamed Cadde Macalin Dhiblaawe Cali Gaduud Max'ed Cadde
Axmed Dheer Max'ed Cadde
Cusmaan Dhalow Max'ed Cadde
Aadan Max'ed Cadde
Xasan Max'ed Cadde
Muuse Cadde Max'ed Cadde


Dadka Caanka ah ee Beesha Abgaal cusmaan

(YAQUUB) wuxuu ahaa ninkii boqortooyadi ajuuranka ka saaray mogdisho Kingdom 900 – 1870 AD,kingdom imaradi Yaquub** wuxuu mogdisho heestay 16 sano, yaquub wuxuu udhashay ((xasan yaquub harti abgal))

Madaxweeynaha somaliya Dr Xasan shiikh maxamuud (Waceesle Abgal)

madaxweynihii hore ee somaliya shariif shikh axmed (Harti Abgal)

pro ex primister cali maxamad geedi 2006(Harti Abgal)

Dr Nuur Cade ex primister 2007( wacbuudhan abgal)

Madaxweynihi hore ee somali 1992 cali mahadi maxamad( harti abgal)

Madaxweyne ku xugeeynki hore ee somaliya kulmiye afrax (waceesle Abgal)

((xaaji Axmedfiqi)) oo ahaa nin parlimentka khusuusida khaaligi ugu weeyna shareecada ku xukumayay , xiligii sayid
maxamed cabdulle xasan waqooyiga somalia taleex,1910, (harti abgaal)/ xasan yaquub/, gabaygi wuxuu ahaa, waxa
sidatan iigalay waa sedigeey rumee sawaab kagama helin sadaqadii axmedfiqi;
Sh ali kabaweyne ah sheikh siyaasi ganacsade nabaddon aad caan u ah

Imaam Maxamud Imaam Cumar,(Harti Abgal) Imaamka Beelaha hiraab. Shiiq Xuseen Cade,shiiq ku caan ahaa fiqiga iyo axadithta barida diinta islamka eey culima farabadan ee somali ah ka soo aflaxday. sh muuse cigalle oo kamid ah cilimadii sida wey ugu faafisay diinta islaamka dalka Somaliya

Xaaji Maxamuud Cali JImcaale(Koogaar) ganacsade caan ahaa
imam maxamd yuusuf cali imam waa imamkii bedelay oo dhaxlay imam maxamuud waana nika hogaamiyo hadda oday        Dhaqameedyada soomaaliyeed.
Shaafici Cabdulle osman barow (shafi)
Xaaji maxamud awxasan [sirmaqabe] caalin caan ku ahaa fidinta diinta 1890 warshiiq {Wacbuudhan}
Xaaji maxamed awxuseen nabadoon abgaal 1915
Xuseen axmed xaaji [santaraq] wakiilkii syl 1943 agarmaryam ethiopia (Wacbuudhan)           
Xaaji cabdi xaaji maxamed [baariyow ] ganacsade caan ahaa (Wacbuudhan)
xaaji maxamud xuseen garmagale nabadoon cabdule galmaax
Sarkaal Sare Abdirahmaan Yusuf (Shukhul baxar)
Xaaji cali daaud ganacsade caan ah ponorama hotel (Wacbuudhan)
Xaaji maxamud axmed [xaaji madoowe] caalin fidinta diinta islaamka (Wacbuudhan)
Xaaji maxamud maxadey nabadoon cabdulle galmaax
Shiiq muse cade caalim soomaaliya laga wada yaqaan ahna (wacbuudhan)
Dr xuseen shiiq  Axmed {Kadare} (Wacbuudhan) 
Ugaas Maxamud Ugaas Cali Ugaas,(wacbuudhan) Ugaaska Beelaha Abgaal
Malaaq Showri Malaaq Coloow,(wacbuudhan) Malaaqa Beelaha Abgaal
Suldaan Axmed Wardheere Xeeyle,(waceesle) Suldaanka Beelaha Abgaal
Xaaji Abuukar Cumar Caddan Ganacsade caan ka ahaa Somaliya Ahaana maskaxdii ka dambeysay dekadda Ceel-macan oo umadda wax weyn u tartay(harti abgal)
Cabdi Xamuud Maxaa Jeelle,kaaba qabeel caan ka ahaa shabeelada hoose iyo banaadir xiligii gumeystaha talyaniga.
Cabdi cali max,ed (bile) waa ganacsade aqoonyahan ah waxbadana u qabtay bulshada uu ka dhashay dagana dalka ingiriiska Birmingham
Mocow Cumar mahamed waa ganacsade weyn aad loo yaqaan bushadana magac ku leh hadana ku nool dalka ingiriiska magaalada Bristool
Tifoow cali macaaneey waa Oday dhameed bulshada oow ka dhashay caan ku ah wax badana ka qabtay arimaha bulshada dagana dalka Ingiriiska Magalada Birmingham
professor Cabdullahi yusuf cabdi, waa professor ka kaliya ee somaliyeed ee ku taqasusay hab daaweynta chinese ka casriga ah loona yaqaano"Acupuncture"
Dr:Cabdi maxamd cabdi, waa doctor ka tuqasusay xananaada xolaha jamacada muqdishona wax ka dhigo.
Xasan Geedi Abtow, Hogaamiyihii Weynaa ee Gobolka Ex-Banaadir
Sheekh Cali Siyaad Gundhur Axmed Xaad, hogaamiye iyo kaaba qaabiil aad u caqli badnaa, waqtigii gumeysiga talyaniga gobolka banaadir.

DR. cusman c/q axmedFIQI oo ah doctorka weeyn oo kunool america michigan

sh cabdiraaxman sh xasan sh muuse cigalle oo caan ku aha fidinta diinta islamka aadne looga yaqaano dalka somaliya
Dr:Xusein shiiq cali,gudomiye ku xigeenkii hore ee mamul goboleed ka waax iyo waadi isku keenista beelaha mudulood.
Nuur Cali Cumar Dubad Madaxweynaha Maamul Goboleedka Waax iyo Waadi, Isku keenida dhamaan dadka deegaanka Waax iyo waadi.www.waaxweyniyowaadi.com.
Sh.Cali Wajiis, Caalim si weyn looga yaqano Somaliya Xildhibana ka soo noqday dowladii Carta
Xaaji Maxamed Baarre, Hurmood Beelo Abgaal & Ganacsade dadka danta yar caawini jiray
Sh. Cali-saciid sh/Caliyare, sheekh caalim ahaa Saldhig weyna ka dhigtay Degmada Cadale
Shiiq ismaan xidig,shiiq caan ku ah barista diinta islamka waliba mu'alif weyn ah,ee caan ka ah galgaduud iyo magalda muqdisho.
Sh. Xasan xaaji axmed ( sh xasan barre) oo ku caan baxay faafina iyo barista quaanka kariimka
xaaji maxamuud abgaaloow ninkucaan ahaay dariikhada moowlacna kulahaa dhulbadan
Tuuryare Cali Dhagnaas, Nabadoon Karti Badan Isla Markaana Noqday Afhayeenka Beesha Abgaal
Sh. Daa'uud Culusoow, Shiikh Caalim Ah Isla Markaana Ahaa Hogaamiyaha Gobolka Ceeldheer
macalin cabdullaahi maxamed joqof oo ku caan baxay faafina iyo barista quaanka kariimka
Muxudiin Maxamed Cariif Jabaneey,Nabadoon caan ka ahaa Shabeelaha dhexe & Hiiran Xilligii Dowladii Kacaanka
Sh. Ibraahim Yare, Sheekh Caan ah oo Xaruntiisu Aheyd Degmada Masagawaay
Shuute Moxamud Cumar ( shuute miineey ) korneel sare dowladii militiraga
Sh. C/Raxmaan Ow Cumar, Shiikh Caalim Ah oo Xaruntiisu Aheyd Magaalada Warshiikh
Sh. Shariif Sh. Muxyadiin Celi, Sheekh Caalim ah & Professar Jaamacadeed & Gudoomiyaha Ahlu Sunnah Waljameeca
Xuseen Sheekh Maxamuud (Jeemaale)
Sh. C/laahi Xir Cali Daa'uud, Shiikh Caalim ah oo Laga Yaqaan Gobollada Jubooyinka
Macalin Nuur Maxmed Siyaad, Hogaamiye Dariiqada Qaadiriyada oo Mowlacyo & Masjidyo Waaweyn Ka Dhisay Degaano Badan
Shiikh Xuseen Goleey
Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynaha Dowlada Federaalka Ku meel Gaarka Ah (DFKMG)
Dr. Cumar Cabdulle Calasow,khabiir ku taqasusay dhinaca sharciyada caalamiga ah
Prof. Maxamed Axmad Ali (Prof Xabad),Barre Jaamacadii Gaheyr(Kuliyada Sharciyada)
Prof. Maxamed Abdulqaadir, Barre Jaamacadii Gaheyr(Kuliyada beeraha)
Prof. Maxamuud Nuur( Prof Gacmeey), Barre Jaamacadii Gaheyr(Kuliyada Sharciyada)
Dr. Mohamoud Mohamed Muuse (Jeey)( sharicyaqaan)
Dr. Yusuf Shaqaaq( cilmiga daawada xoolaha),
Dr. Maxamuud Xasan (Dr Ingiriis qeybta qaliinka wadnaha),
Dr. Jimcaale(USA)Barre Jaamacadii Gaheyr(Medicine),
Cabdiraxmaan Cismaan Maxamuud(Injineer Yariisow), Wasiirka Lacagta ee Dowlada C.C.C. Sharmaarke
Eng. Cabdi jiinow Calasow, Maareeyihii dekadda magaalada muqdisho
Daahir Maxamuud Geelle, Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada C.C.C. Sharmaarke .
Muxudiin Xasan Jurus ',Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Geesi dhimasha u bareeray'
C/qaadir Max'ed Cabdulle (Ing. Madaxey), Siyaasi Ruug Cadaa Oo Xilal Kala Duwan Kasoo Qabtay Xukumadihii Dalka Soo Maray
Daa'uud Cabdulle Xirsi, Janaraal/Abuunduulihii Ugu Horeeyay ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed
Xuseen Kulmiye Afrah, Xubin Ka Mid Ah 5-tii Golaha Sare Ahna Madaxweyna Ku Xigeenkii Dowladii Kacaanka
Dr Maxamed Cali Nuur, Wasiirkii Caafimaadka ee Dowladii Milateriga
Abuukar Gacal Muude, agaasimihii guud ee wasarada gaashaandhiga ahayna safirrkii sudaan ee todobaataneydii
Maxamed Nuur mohamed(Baarqab) gaashaanle sare, halyeygii dagaalkii Togwajaale 1964 ku qaatay bilad geesinimo ah.maareeyihii guud somtex wershada dharka balcad.
Axmed Maxamuud Cadde(Qoorweyne), Xubin ka Mid Ah Saraakiishii Dhalisay Kacaanka
Cali Maxamed Hiraabe "Hagarey", Wasiirka Warfaafinta ee dowladii Shibilka ee Aadan Cade Madaxweyne ka
Xaaji Cusmaan Axmed Rooble, Ganacsade Caan ah isla markaan soo qabtay jaggada Wasiirka Warfaafinta dowladii Shibilka ee Aadan Cade Madaxweyne ka aha
xassanleey maxamed joqf wax garad ku xeel dheer dhax dhaxaadinta qabiilada dagaalama
Maxamuud Axmed Maxamed, Wasiirkii Cadaalada ee dowladii shibilka ee Aadan Cade madaxweyne ka ahaa.
Shiikha Muudey Gacal siyaasi caan ah
Cali maxamed Geedi, Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Dowladii TFG-da
Nuur Xasan Xuseen(Nuur Cadde), Ra'íisul Wasaarihi Hore ee Dowladii TFG-da
Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynaha Dowladdii Jabuuti Lagu Soo Dhisay 1991kii
Cumar Istarliin, Duqa & Gudoomiyaha Xamar(1960-yadii) ee Sameeyey Wadooyin Waaweyn & Degmooyinka Yaaqshiid & X/Jadiid
Xaaji Cilmi Jimcaale Daauud, macalimiintii ugu horeysay ee wasaradii waxbarashada iyo barbaarinta ee kontomeeyadii
Xuseen Sh. Axmed (Kadare), Aqoonyahan Qeyb Mug Leh Ka Qaatay Qorista Af-Soomaaliga Ahna Soo Saaraha Farta "Kadariyah"

mohamed calasooow haruur nabadoon cabdulle galmaax cigaal gacal

Maxamud maxamed afrax, Qoraa sare & Joornaliste ka soo shaqeeyey Madbacada Qaranka iyo Tifaftiraha Wargeyska Heegan
General Cabdulle Barre Sabriye (Qalaaye), Jenaraalkii ugu Horeeyey ee Soomaaliyeed
Ismaaciil Jimcaale Cosoble, Garyaqaan U Dooda Xuquuqda Bani'aadamka & Xubin Ka Mid Ah Barlamaanka Dowladii Shacabka
Muxudiin Cismaan Iligsiib "Badarey", Sarkaalkii ugu horeeyey ee saanad iyo ciidan wata ee ku biira jabhadda USC(1987)
Duuliye Sare Maxamed Maxamuud Guuleed, Talyihii Hore ee Ciidanka Cirka & Gudoomiyaha Somali Airlines
General Maxamed Cabdi, Jenaraal Ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Generaal Salaad Gabeyre Kediye, Xubin Ka Mid Ah 5-tii Golaha Sare, Aasaasihii Dowladii Milateriga, Isla markaana ah Madaxweyne Ku Xigeen & W/Gaashaandhiga
Axmed Jilacow Cadow, Jan. Ka Tirsan Sirdoonka Isla Markaana So Qabtay Jagooyinka Duqa Muqdisho & Gudoomiyaha G/Banadir
G.Dhexe. XASAN MAXAMED SHEEGOOW. Sargaal kasoo shaqeeyay Gobala Badan oo Dalka ah ,Kana mid ahaa Ardaydii Kasoo Qalan jebisay Kuluyaadihii Ciidanka EE Dalka Talyaaniga.
General Cusmaan Cumar Wehliye (Gas-gas), Taliyaha Waaxda Ciidamada Dabagalka Booliska Soomaliyeed (CID)
General Cali Cadaawe Cali
Sayid Cali Cabdule Barre, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada & Isboortiga ee Dowladii Milateriga
G/sare Xuseen Axmed Cadoow "Ciidangale", Injineer Marakiibta ee ku Taqasusay Maamulka Ciidamada Badda Somaaliyeed.
Engineer Xasan Baseey, Maareeyaha Mashruuca Faanoole ee Jilib
Xirsi Cabdule Xirsi, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dowladdii Milteriga
Axmed Xaaji Gacal, Maareeyaha Guud ee Wakaalada Howlaha Maraakiibta
Xaaji Maxamuud Baraako, Siyaasigii Ugu Horeeyey ee Si Sharci Ah Somaaliya Uga Dhaqan Geliya Xisbi Siyaasadeed
Sheekh Cali Maxamuud "Sheekh Cali Tuure" siyaasi ku caan baxay aftahanimo iyo isagoo soo noqday xubin baarlamaanka xiligii aadan Cade
DR.Xasan Maxamud Kunbureele, Dhaqtar furay farmashiyihii ugu horeeyey ee Soomaali leedahay
Cabdulle Raagge Taraawiil, Afmaal & Jilaa Aad Looga Yaqaan Dhamaan Geyiga Soomaaliyeed
Cali Ugaas Cabdulle, Gudoomiyaha G/Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho (1984-1988)
Faarax Gololeey, Siyaasi & Filasoof Ahaa Xubin Ka Mid Ah Baarlamaanka Dowladii Shacabka
Cismaan Geedi Raagge, Xubin Ka Mid Ah 13-dii Dhalinyaro ee Xisbiga Xurnima Doonka Soomaliyeed SYL
Maxamed Faarax Hiloowle (Farmaajo), Xubin Ka Mid Ah 13-dii Dhalinyaro ee Xisbiga Xurnima Doonka Soomaliyeed SYL
Maxamed Cali Nuur, Xubin Ka Mid Ah 13-dii Dhalinyaro ee Xisbiga Xurnima Doonka Soomaliyeed SYL
Cabdulaahi Warsame Nuur Wasiir Dib U abaabul Weyn Ku Sameeyey Wasaarada Maaliyada ee Dowladii Milateriga
Dr. Xusenn Cali Axmed, Duqa Magaalada Muqdisho Ee Dowladii Hore
Maxamed Sh. Aadan (Dr Gabyow), Wasiir Sharciyaqaan Ah ee Soo Dejiyey Dastuurka Dowladihii Daakhiliga & Shibilka
Maxamed Cumar Xabeeb, Siyaasi Khabiir Ku ah Maamulka & Maareynta Isla Markaana Noqday Gudoomiyaha Iyo Duqa M/Muqdisho
Salaad Cali Jeelle, Siyaasi ah Xildhibaan Mowqif Adag isla markaana noqday W/Ku Xigeenka Gaashaandhiga ee Dowladii Prof Geedi (TFG)
Muuse Suudi Yalaxow, Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka(DFKMG) & Wasiirkii ee Ganacsiga Dowladii Cali Maxamed Geedi (TFG)
Dr.Muuse Ali Cumar, xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka(DFKMG) & Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka & Arrimaha Federaalka ee Dowladii Pro Geedi

DR. cumar c/q axmedfiqi, gudoomiyaha waxaa iyo waadi iyo banadir state ahna gamacsato weeyn

Bashiir Raage Shiiraar, Ganacsade & Xubin Ka Tirsan Aas'aasayaashii Ururki Argagixiso La Dirirka
Cali Shiiq Xasan, Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka & Abaanduuliyihii Ciidanka Difaaca Deegaanada Koonfur Galbeed ee Muqdisho
Maxamuud Shoot, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee dowladii Milateriga
Cabdulle Indha-buur Nabadoon Caan ka ahaa Magaalada Muqdishu, ahna Laashin xikmad badan
Qaali Gacaney, Xaakimkii u horeeyay ee Maxkamada Qaranka Gudoomiye u noqdo
Sayid Cumar Sh. C/laahi Xir Cali Daa,uud, Aqoonyahan Caan Ku ah Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya & Xoghaya Qorsheynta Dallada SOFEN
Cali Jimcaale, Aqoonyahan Bare Ka Ah Jaamacad Ku Taal Magaalada New York
Dr. Xuseen Xaaji Bood, Aqoonyahan Siyaasi Ah oo Xilal Kala Duwan Qaranka U Soo Qabtay
Maxamed Cali Ameeriko, Danjiraha Soomaliya U Fadhiya Dalka Kenya
Cabdi Muuse Maaxaay, Madaxa Hayada Caafimaadka ee SOMCARE.ORg
Dr. Xasan Shire Sheekh, Madaxa Hay'adda U Dooda Xuquuqul Insaanka Africa
Dr. Jabriil Cabdule, Madaxa Hay'adda CRD ee Soomaaliya
Dr. cabdiraxmaan maclin cabdulaahi baadiyow
Wariye Mahad Arabow Cali
Dr. Maxamuud Cabdulkhadir( Maxamuud Arab)
Prof Maxamed Cabdulqaadir horay macalin uga ahaan Jiray kuliyda Beeraha ee Jaamacada Gaheyr
Drs. Mina Xasan Shibis
Dr. Maxamuud Xasan (Dr Ingiriis)
Eng. Maxamed Celmi Cossoble
Eng. Maxamed cali cadow Moxamud (hanoolaato
ENG. Cali c/q AxmedFiqi ganacsato caan ah east africa

' Haji Osman Jinow Mohamud: Mamulihii Hey'ada MSF Spain ee G/SH/Dhexe. Haatana ah Macallin wax ka dhiga dugsiga sare ee Hagagymnasiet- Sweden.

Qoraa Soomaaliyeed, Cabdicasiis Cali Ibraahim(Xildhibaan)
Muxidiin Maxamuud Maxamed (Faraqajaan), Garsoore Caalami ee Dhanka Kubadda Cagta ahna Gudoomiyihii Xiriirka Garsoorayaasha Soomaaliya (XGS), Khabiir Kubadda Cagta.
Aweys Axmed Jimcale, Garsoore Caalami ee Dhanka Kubadda Cagta ahna Macalinka Garsoorka Kubadda Calgta Soomaaliya Khabiirka Kubadda Cagta
C/kariim Mowliid Qoorgaab,
Faarax Weheliye Cadoow (Sendiko), Gudoomiyihii Gudiga Olombikada Soomaaliyeed Iyo Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta ahaana kuxeenkii Gudiga kubada cagta ee [[Afrika]
Cali cadow moxamud (cali hanoolaato ) Gudomiyihii hore madbacada qaranka iyo gudomiyihii naadigii kubada cagta batroolka ahaana gudoomiyaha xariirka garsoorayasha ahaane lataliyahi faarax sendiko arimaha sharciga kubada cagta
Aadan Xaaji Yabarow (Wiish), Ruug Cadaa isboorti oo Dalka U Soo Qabtay Howlo Kala Duwan Haddana ah Gudoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed (GOS)
Yuusuf Gacal Axmed "GAABSHE", Ruugcaddaa Kubadda Cagta oo soo tababaray kooxo badan Sida Naadiga Wagad, G/Banaadir iyo Xulka Qaranka Soomaaliyeed http://www.somalisc.com/print_version.php?id=558
Muxudiin Xasan Cali "Darba Weyne", Qabiir Isboorti & Gudoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (XSKC)
ENG Maxamed Xassan Sheekh (oorso) waxool
Muxumad Axmed Cadoow (Xundubeey), Feeryahan Ku Caan baxay "Knock Out" (1961-1966) Markii Dambena Noqday Gudoomiyaha Xiriirka Feer-yahanada Soomaaliyeed (XFS) http://www.somalisc.com/print_version.php?id=846
Faarax Cali Macallin, Xoghayaha Guud ee Xiriirka Somaliyeed Cayaaraha Fudud (XSCF) ahna Xubin ka tirsan East Africa Athletic Region
Tahliil Xaaji Axmed , Sharciyaqaan aad ula Soo shaqeeyey Dowladii Militariga
Maxamed Gacal Xaayow, Gabyaa Caan ah oo Curiya Guurowga & Shiribka oo Ka Tirsan Suugaanta Soomaaliyeed
Abwaan Taakow Macalin Ciise, Abwaan wacadaro ka dhigay Shirkii Carta
Cali Macallin Cabdulle, Gabyaagii Ugu Horeeyay ee Guuroow Ka Tiriya Raadiyo Muqdisho (1955)
Cali Maxamed Cali "Jareere" , Suuganyahan Si Weyn Loogu Xasuusto Heeso Caan Baxay oo Ay Ka Mid Yihiin Heesaha "Alam Dheh Alam Gariir Dheh....& Amxaar Jinigow Ka Walax Yahay...."
Cabdulle Geeda Naar, Suugaanyahan Weyn oo Magaalada Muqdisha U Shidneed 1980 meeyadii
Laashin Muluq, Suugaanyahan weyn oo aad looga yaqiinay Soomaliya
Mohamed Abdulle Hassan "Siidi" Wuxuu caan ku yahay Saxaafada wuxuu kasoo shaqeeyaa warbaahin badan balse wuxuu haatan madax ka yahay http://www.soomaalidamaanta.com
Ayub Daud, Ciyaartooy Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay Safta Tartanka Seria A ee Dalka Talyaaniga, Wuxuuna U Saftay Kooxda Faca Weyn Juventus
Maxamed Cumar Sheekh, Injineer Shidaal Ahna Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Ciidanka Xoogga
Daud Xuseen Idow, "Daud Jeenyo" Ciyaaryahan ka tirsanaa Xulka Qaranka Kubadda Cagta(1980 meeyadii) Kuna Caan Ahaa Weerar Culus & Laadad Xooggan
Jimcaale Maxamed Xaayow, Cayaaryahan Ku Caan Ahaa Difaac Adag Kana Tirsanaa Kooxdii Kubadda Cagta Wagad iyo Xulka Qaranka(1970-meeyadii)
Iimaan Maxamed Cali, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeeed
Maxamed Cali Shiiq (Ganeey Cadde), Ganacsadihii ugu horeeyay ee Somaaliyeed ee Rug Ganacsi ka Furtay Magaalada Napoli/Italy
Maxamed Abuukar Sheekh Xasan (M.Deeq), Wariye Madax Baanaan Horeyna ula soo Shaqeeyay Dawladdii KMG ee C/laahi Yuusuf
Axmad Gacal Axmed, Sarkaal sare oo Aqoon sare u leh Maareeynta Ciidamada xoogga Dalka Soomaliyeed Waxbarashadiisana

ku dhamaystay Dalka Modena/Italy.

maxaed xasan hadaafoow ganacsade ku nool magalada mogadisho
* Ganacsade Axmed Afrax Cadoow (Axmed Huu), Milkiilaha Dhismayaasha ugu Waaweyn ee ku yaala Degmada Wadajir.
Xaaji Iiman Gedoow, Nabadoon iyo Hogaamiye ku caan baxay caaqilnimo iyo karti dheeraad ah
Nabadoon Ow Nuur Xasan Gaabow, Nabadoonka Beesha Daauud
Nabadoon axmed aybakar joqof nabadoon haare beesha sahal koraaye
mahamed cali raage (pilot somaaliyeed) reer sahal kooraye
Xaaji Cusmaan Jiinow Maxamuud: Madaxa Maamulka Hey'ada MSF-Spain G/Shabeelaha Dhexe (Jowhar) 1993-2010
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Waax iyo Waadi Omar Nur Ali (Dubad) ahna Photograf
Maxamed Xaaji Maareeye Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida katrineholm, ahna siyaasi caan ah oo la soo shaqeeyey madaxweynihii Hore Cali Mahdi Maxamed
cabduqaadir maxamud cali cadaawe,,,ganacsade caan ka ah east africa qaasatan magaala xeebeetka mombasa,nairobi iyo meelakaloo badan
shiiraar cosoble afrax oday dhaqameed caan ah oo ka shaqeeya nabada caana ah ka dhamaan dhulka hawiye dego oo dhan
Axmed cali cadoow waa wiil kutaqasusay dhanka beeraha asagoo kaqalin jabiyay jaamacada shabeele eebaaraha lagu barto
Colonel hilowle cabdulle jimcaale korneel ka tirsanaa dowladii maxamed siyaad bare
Dr:xaydar cali raage dhaqtar guud gaar ahaan ku taqususay daweenta cudurka Qaaxada

Dr hussein sheik axmad kadare waa nin kasoo qeyb qaata qoraalkii farta soomaaliga

@@**,ninkii mudulood abgaal oo bad baadiyay hargeesa1988 axmed maxamd xasan(axmeddheere) kana soo jeedo beesha abgaal wuxuu ahaa dulliye, dowladi siyaad bare markii lagu amray in laduqeeyo hargeesa ayaa la amray axmed dheere si uu u'duqeeyo hargeesa, wuxuu watay miig 17 july 12 1988, kadib hargeesya ayuu ka shidaal qaatay dayac tirna ku sameeyay , hubki markii loo saaray ayuu diiday in uu duqeeyo kadib wuxuu ka dajiyay miiga jabouti iyado bilaa shidaal ah risk ayuu u qaatay si uu naftiisa u'halaago shacabka somaliand badbaadiyo, wuxuu ku shirbay, doowlada raac diidi maa, isaaq ku'duul yeeli maa

QORAALKAAN KUMA JIRO SHIIKHII WEYNAA EE HALGAMAAGA AHAA SHEEKH EEBAKAR CADDE MA GARAN KARO SABAB LOOGA TAGSY

Wax ku derid xaajo jajab kaa noqotay[wax ka badal xogta]

Ebakar gaab macalin waxa kaaga qoran uma muuqdaan iney dhaxal u yahiin lixda ebakar gaab Macalin ee ma ogoshahay in lagu saxo Axmed cisman aybakar (talk) 17:50, 22 Luuliyo 2018 (UTC)

Ebakar gaab 2A02:AA1:102C:2462:5933:E7C6:3A80:D245 01:33, 9 Maarso 2022 (UTC)

Abtirsi shanta Candikariim Cumar Suubiye[wax ka badal xogta]

1- Maxamed Cabdikariim 2- Nuur Cabdikariim 3- Uuley Cabdikarii 4- Guuleed Cabdikariim 5- Xiladiid Cabdikariim 192.145.174.193 21:31, 29 Jannaayo 2023 (UTC)[reply]