User:Bashir Ahmed Mohamud

Ka Wikipedia

Taariiqda tuulada miiroon

tuulada miiroon waxa ay hostagta degmada xarardheere ee gobolka mudug waxa ay degmada xarardheere ka xigta dhanka waqooyi Ku dhowaad 50 km miiroon waxa kamid tahay meelaha ugu qadiimsan gobolka degmada xarardheere