User:Dhiiglacag

Ka Wikipedia

Salaam ka dib,

Naanaystaydu waa Dhiiglacag. Shaqadaydu waa web designer/developer, waxaanna jeclahay in aan horumariyo heerka aqooneed ee Soomaalida. Inta badan ma isticmaalo forum-yada Soomaalida, haddii aan isticmaalana ma adeegsado username-ka 'dhiiglacag'.

Waxaan kaloo ka tirsanahay WordPress Soomaaliya oo aan ka ahay validator dhanka tarjumidda luuqadda Soomaaliga iyo moderator forums-ka WordPress Soomaaliya. Sidoo kale waxaan caawimaado voluntary ah ka geystaa community-ga WordPress.

Haddaad rabtid inaad ila soo xiriirtid raac linkigaan.

Mahadsanid,

~Dhiiglacag

F.G. Dhiiglacag gabar ma ah, ee ha isku deyin inaad emailo shukaansi ah u soo dirtid.