User:Khadar bitijoor

Ka Wikipedia

Somaliland shilling waa lacagta laga isticmaalo somaliland waxa lahirgaliyay daabacaada iyo isticmalka lacagtan, 18 aktobar 1994, waxa ay ka koobantahay lacagta somaliland waraaqo iyo biro kal ah sidan soo 1,5,10,20,100,500, iyo 5000 waxaana ku guulaystay madaxweynihi somaliland ee ugu horeyey


lacagta somaliland 
                                                                 

Lacagta somaliland oo dhamaan wadanka wada gaadhay 

lacagta somaliland waxa ay hada wada gaadhay dhamaan wadanka oodhan. waxa laga qaataa talaabo kasta oo kamida ciida somaliland. goobtii ugu danbaysay ee lacagta somaliland laga qaataa waxa ay ahayd magaalada burco oo ay ragaadisay lacagta giinbaarta ah ee kahadhay nidaamkii kaligii taliyihii siyaad bare taas oo aafo wayn u gaysatay magaalda burco iyo gabiahaanba dhaqaalha gobolka Togdheer. iyo guud ahaan dhaqaalha somaliland.intaas kadib xukuumada somaliland waxa ay ku guulaysatay sidii ay lacagta wadanka u wada gaadhsiinlahayd hormarki way si wada oo imka waxay samaysay (1000Sh) kun shilin oo iskuyaala iyo (5000sh) shan kun oo iskuyaala.