U bood nuxurka

User:Komando222

Ka Wikipedia

Magac: komando

Maanta waa 13 Luuliyo 2026.
Isticmaalahan waa Soomaali
Isticmaalahan wuxuu jecelyahay nabada Soomaaliya
Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
en-2 This user is able to contribute with an intermediate level of English.


Raadi luqad isticmaalayaasha

Waxaan ahay isticmaale mararka qaar wax ku qora wikipediaha qeebta Afka-Soomaaliga. Waxaan aad u jecelahay horumarinta luuqadeena hooyo iyo in la helo macluumaad cilmiyeysan oo ku qoran Af-Soomaali. Wixii awoodeyda ah waan ka qeeyb qaadan shaqadaas. Wixii macluumaad ama su'aal ah fadlan fariintaada iigu qor Bogeyga wadahadalka


Ku soo dhawoow Boggayga wadahadalka! Waxaan fariintaada kuugu soo jawaabi Boggaada, hadii aad tahay qof aan ciwaan ku lahayn wikipedia, halkan ayaan kugu soo jawaabi


'Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)

Maqaaladii ugu dambeeyey

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

12 Luuliyo 2026