Jump to content

User:Lia15Lo

Ka Wikipedia

Hello!. Anigu waxaan ahay Lia15Lo "Lia", waxaan jeclahay in aan maqaallada ku qoro Wikipedia, inta badan waxaan ku firfircoonahay Wikipedia Soomaaliya sababta oo ah af-Soomaaligu waa afkeyga hooyo. Si kastaba ha ahaatee, waxaan sidoo kale maqaallo ku qoraa Wikipedia Carabiga iyo Ingiriisiga. Waxaan ku biiray Wikipedia anigoo rajaynaya inaan horumariyo Wikipedia Soomaaliga, kaasoo aan si dhab ah u lahayn hab qorista maqaal sax ah. Wikipedia Soomaaliya ma jiraan maqaallo ama maqaallo badan oo bixiya macluumaad badan, si ka duwan Wikipedia-yada kale. Hadafkaygu waa in aan Soomaaliya Wikipedia ka dhigo meel ay Soomaalidu ka heli karaan maqaallo ku qoran afkooda hooyo, iyo sidoo kale in aan aad ugu raaxaysto qoraalka af-Soomaaliga.

Waxaan sidoo kale ka helay ku qorista af Carabi iyo Ingiriisi Wikipedia waa fikir lagu raaxaysto in kasto maqaallo badan ku abuurin halkaas:).

Lia15Lo
 Wikipedian  
MagacaLia
JinsiyadSoomaali
LuuqadoSoomaali, Carabi, Ingiriisi
Miisaanka50
TimoMadow
IndhoBuuni
Hiwaayado, jecayl iyo aaminsanaan
HiwaayadoQorista, akhrinta buugaagta iyo karinta
FilimaanClueless